Qoraallo

ARXAN-GOYS Q-8AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-8AAD Dooddu waa habka kaliya ee bulsho lagu dhisi karo, waana waddada ugu fudud ee farriinta lagu gaarsiin karo aadanaha. Qofku kolka uu doodda iyo aragtiyaha is weydaaranaya uu...

KULA LIHI! Q-4AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Kuye: Aflagaaddada naga dhaaf. Haddana waxa uu sii daba dhigay: Cabashiyo caloolyoow Ciil kaama bi’iyaanTalo cayn wareegtanaLa iskuma canaantee!. Waxaan filaa in uu ka soo bowsaday heestii AUN Maxamed Suleymaan  ee...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 136aad                                                                1-Dumarow. Dumarow ma ahan in nin walba uu galma idinkaga baahan yahay, raga qaarkood waxay idinkaga baahanyihiin taageero niyadeed iyo maskax...

ARXAN-GOYS Q-7AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-7AAD Dooddeynu hadda waa isku dhacday, marar badan ayaanse ku sigannay inaan kala awdanno oo aan safaaradaha kala qaadanno, haddana aadanuhu waa hadal quute, imaaduhuna waa arrin keene, balse,...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 10aad Ilmaha waa Deeq Rabbaani ah, cidda uu doono ayuuna Alle siiyaa, waxaa taas sii dheer in dadka ay tahay in ay wax wada wadaagaan waa hore...

RUUXI RAAYA MA RAAGO! W/Q: Axmad Calasow

RUUXI RAAYA MA RAAGO! Waa hal-ku-dheg laga soo guuriyay xikmadaha ay Soomaalidu caanka ku tahay. Oraahda waxay asalkeedu ahayd: NINKI ROONI MA RAAGO, taas oo erayga NIN loola jeedo lab...

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Q-3AAD W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Q-3AAD Xaaji Daaddihiye asagoo ordaya ayuu gurigiisii ku laabtay, asagoo ka xanaaqsan warka uu Faras ka soo maqlay, waxa uuna ku dhexdhacay reerkiisii. Xaaji Daaddihiye:...

RAJADII LUNTAY EE KAYF! W/Q: Farax Sh. Cabdirisaaq

RAJADII LUNTAY EE KAYF! Goor sheegta wakhtiga afrikada bari waa 3:30 galabnimo, ammintaan waxaan kasoo kacay hurdo, salaaddii casar markii aan dukaday ayaan hoos u degay, si aan jawiga galabnimo...

Soo koobidda buugga Noloshii Sillooneyd 𝐖/𝐐: 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐌 𝐗𝐢𝐫𝐬𝐢

𝗦𝗼𝗼𝗸𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗮 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗴𝗮 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗶𝗶 𝗦𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗻𝗲𝘆𝗱 Waxaan akhriyay ammin fiicanna oo aan ku jiray, sidoo kalena, aan nasiino ku helay: buugga NOLOSHII SILLOONEYD. Waa buug aan akhrintiisa u hammuun qabay, aadna aan...

Dabre, dabrane iyo dabar fure! W/Q: Cabdalla Qaasim Daameey

Dabre, dabrane iyo dabar fure! Markii ay dadka xaqa ku taagani ka aamusaan baaddilka, ayey qoladii baaddilku moodaan in ay iyagu xaq ku joogaan. Cali ibnu abii dhaalib (AHRN) Bulsho...

SHEEKOOYIN