Qoraallo

GAR EEXEED | Cabdinaasir Xiddig

GAR EEXEED Waxay ahaayeen afar wiil iyo aabbahood, hooyadoodna waxay geeriyootay waa hore. Aabbaha ayaa noqday midka kaliya ee dhabarka u ritay korinta iyo koolkoolinta wiilashiisa. Waa qoys sabool...

MEE JIRKAYGI?

MEE JIRKAYGI? Waxaa qoray Cali M. Diini (1) Ma helo markii iigu dambaysay ee masaajidka aan tago, malaha saddex bilood ka hor bay ahayd. Kolkii horeba Jimcada un baan masjidka tagi jiray,...

GACALISOOY GEERIDAADII KADDIB | W/Q; Maxamed D. Ciise

GACALISOOY GEERIDAADII KADDIB W/Q; Maxamed D. Ciise Goortii ay geeridu kuu timid, adigu qabri mugdi ah ayaad u hoyaadday, aniguna qolkaan baas ee mugdiga ah ayaan ku kaliyeystay. Wax kasta geeridaadii...

Danyar Dulman| W/Q: Wiilo Daahir Xasan 

Danyar Dulman| Goor arooryo hore ah oo diiqu daakirayo ayey ka kacday duq Xareeda soona goglatay halkaas derinteedi cajilka ahayd, si ay salaadda subax ugu dukato. “Alla, jilbaha iyo moxogga...

MAGACAY? Waxaa qoray Cali M. Diini

MAGACAY? Halabuur (fiction) Qore: Cali M. Diini Waxa ay ahayd maalin ka mid ah maalmaha muudhkaygu (mood) hurdo ama aan iraahdo maalmaha aanan kala sheegi karin waxa aan ku sugan ahay iyo...

ERAYGA SUUBBAN! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

ERAYGA SUUBBAN! Erayga suubbani wuxuu ka milgo iyo maamuus badan yahay saddaqada, sida uu Eebbe noogu sheegay qur’aanka. Saddaqada oo aan oganahay in qof kasta oo islaam ah la faray,...

DABARGO’A SUUGAANTA CARRUURTA SOOMAALIYEED Wax ma laga qaban karaa? W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

DABARGO’A SUUGAANTA CARRUURTA SOOMAALIYEED Wax ma laga qaban karaa? W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed Arar: Weedha “suugaanta carruurta” waxaa halkan loola jeedaa sheekooyinka, maansooyinka, carrabjalqada, googgaalaysiga, hiinaysiga iyo tix ama tiraab...

Iidsan iyo ayaamo suubban!

Iidsan iyo ayaamo suubban! Guud ahaan bahda Hoyga Raadraaca Dhaqanka Iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN madax iyo maamulba waxay guud ahaan ummada Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda...

TOBAN ILBIDHIQSI | QALINKII DAYAX AXMED-ILAY

Xirsi, tan iyo maalintii aad dhalatay sidan uun bay wax ahaayeen, xaafado laga baroorto, geeri, gunnimo iyo goblan uun baad ku gurguuratay kuna garaadsatay. Waligaa cid ku tukhantukhisa mooye ma aad...

SHEEKOOYIN