Xirsi, tan iyo maalintii aad dhalatay sidan uun bay wax ahaayeen, xaafado
laga baroorto, geeri, gunnimo iyo goblan uun baad ku gurguuratay kuna
garaadsatay. Waligaa cid ku tukhantukhisa mooye ma aad...
GUBISTII BUUGTEYDA WAXAA QORAY MAXAMED D. CIISE
3
Gaarigu meel uu ii wado ma garan karo, jihada loo socdana ma qiyaasi karo oo indhaha ayaa la iga xiray. Socod kaddib...
Dhigane; Laabta Ka Soco
Qoraha: Xuseen M. Cabdulle "Wadaad"
Bogagga:150
Madbacadda: LAASHIN
Sannadka: 2021
Buugaagta waan kala jeclahay oo buugga i hagaan u sii jeclahay; Laabta Ka Soco wuxuu...
XARAF-RAACA SHIRIBKA
HORDHEEL/GOGOL-DHIG:
Adduunyadu waa curato iyo caado is daba taal. Curatadu waa wax ka soo maaxa maskax dihin, waana hal-abuur aan qofkaas maanfuray hortii la soo bandhigin. Caaduna waa fal...
ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO)
"Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane
Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".
Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...