Qoraallo

Bandhigga Buugga ARXAN-GOYS

Hooyga Raadraaca, Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN ayaa bandhig caalami ah ku qabtay magaalada Muqdisho. Haalka Guryasamo ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, ayaa 25-01-2023 waxa lagu daahfuray...

NIN HABAARAN W.Q Seynab Xaaji (Ugbaad)

NIN HABAARAN   Beri hore ayuu sidan oo kale u daalay. Beri hore, hore. Beri aan dhoweyn. Sidii berigaas ayuu dharaarta idilkeeda ku dhammaystay qalalaase iyo qaylo. Rabshaddii uu saaka salaaddii...

KULA-LIHI| Q-17AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

KULA-LIHI| Q-17AAD Waa dhab ee maxay dhaqasha ii tahay? Ma kula tahay in nolosha macaankeedu qabyo yahay, kol haddii la kala duwan yahay? Qaar dharag la daacaan, qola kale oo la...

Habeen kaama tagin! W.Q: Maxammad Haybe Axmed

Dadka qaar marka ay arkaan dad kale oo guuleystay, waxa ay naftooda u sheegaan inaanay iyagu guuleysan karin. Haddii uu arko qof kale oo jaamacad ka baxay, kaasi oo soo...

DUGUL Q.6AAD

DUGUL Q.6AAD   Dugul waxaa la seexiyay isbitaalka si loogu dabiibo oogadiisa gubatayna loogu dhayo, dhakhtarkii dhayayay waxa uu go’aamiyay in Dugulka isbitaalka lagu hayo ilaa amar dambe, inta uu asagu ka...

ISMA-GARAN| W/Q: Seynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

ISMA-GARAN! Sheeko gaaban Buug uu dhabta ku haystay ayuu laabay oo sara u eegay cidda iriddiisa soo joogsatay. Tuugo iyo qafalxumo kale ayuu iska jirayay. Kolna taladiisa kuma darin, saacaddaas ayuu...

DUGUL Q.5AAD

DUGUL Q.5AAD Tan iyo maalintii ay Dugul iyo gabadhiisa Maryan dhexmartay dooddii ku idlaatay maydka waa in karfan cad lagu duugo, iyo mayee midabka karfantu muhiim ma aha, Dugul waxaa...

Nabad ku sii dheelmo! W/Q: Farax Sh. Cabdirisaaq

Gabaygaan magaciisa waxa la yiraahdaa: "Nabad kusii dheelmo". Waxa curisay Farax Sh. Cabdirisaaq (Drs Zedra), waa gabay kooban oo sagoon u ah guga dhammaanaya ee 2022, isla markaana soo...

DUGUL 4AAD

DUGUL Q4AAD   Subax asaga oo qolkiisa hurdada ku jira oo shaqatag isu diyaarinaya ayuu maqlay dood adag oo u dhaxaysa gabadhiisa Maryan iyo wiilkiisa Cutayba. Dooddu waxa ay la xiriirtay Soomaalidu...

SHEEKOOYIN