Qormooyin

Dhiganaha “Kula-Lihi” Faallo; Maxamed D. Ciise

Kula-Lihi. Faallo; Maxamed D. Ciise                     Hordhac. Sheekofaneeddaani “Kula-Lihi” waxay raacaysaa jidka cusub iyo habtabinta masraxiyadda cusub ee uu daahfuray Buuni Cali Jimcaale Axmed. Waxsoosaarkiisii 'Gaso, Ganuun iyo Gasiin' ayuu Buuni Cali Jimcaale...

HEESTII LUMBUMBA | Cabdinaasir-Xiddig

HEESTII LUMBUMBA 17-dii Jannaayo ee sanadkii 1961-dii waxaa guud ahaan dadka reer Afrika u soo yeeray war aad u naxdin badnaa, war uu qof kasta oo afrikaan ihi la qadiimooday,...

Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin W.Q. Ina Cubtan

Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin Axadsan   Maajo 05, 2018, lix sano ayey sii mootan tahay hooyadey Faadumo Xersi Cabdi 'Cubtan' Eebbe Weyne ha u raxmado, jannadiisana ha ugu...

Maana-Faay: Hooyada Sheekafaneedda Soomaaliyeed 

Maana-Faay: Hooyada Sheekafaneedda Soomaaliyeed  Waxaa qoray Cali M. Diini Fiiro Gaar ah: qormadan waxaan ku feydi doonaa meelo badan oo xasaasi ah oo sheekada Maana-Faay ka mid ah. Mar kale ayaan Maana-Faay...

WAQTI KAAMA TEGIN WELI| W/Q: Cabdikariim Garruun

Wakhti kaama tegin weli| Sheekada dhiirigelinta leh ee duuggan aas aasihii shirkada KFC - Henry Sandres. Akhris wacan. Wuxuu ahaa qof da’ weyn oo waayuhu ku adkaa. Wuxuu ku noolaa...

Qoraagii Qarsoonaa| W/T: Maxamed Habybe Axmed

Qoraagii Qarsoonaa| W/T: Maxamed Habybe Axmed Waxaa aan ahaa qoraa. Waxaan qoray buugaag, haddana waan qoraa, balse, qofna ima yaqaan. Waxaa igu dhacay; wax la yaab leh! Haddana qofna ima...

MUGDI DHALAY IFTIIN! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Sheekada Faadumo Biixi: Mugdi dhalay iftiin! “Waxaan ku guulleystay in halkii noloshaydu ku gashay mugdiga, aan arko mar labaad iyada oo ka soo ifaysa, oo nasiib u helo inaan wax...

IIDSAN OO SUUBBAN!

Iidsan oo suubban! Bahda LAASHIN oo isku duubani waxay ummadda Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan bilashada bisha SOONFUR iyo iidul-fidriga. Bahda LAASHIN oo kala jooga guud ahaan daafaha...

A Journey into the World of Philosophy

A Journey into the World of Philosophy: Unveiling Truths and Challenging Perspectives   Introduction In late 2019, I embarked on a profound intellectual journey that would forever shape my understanding of the world....

Hambalyo Bisha Ramadaan

  Waxa bilanaysa bishii Barkhadeed ee Ramadaan Beri oo Isniin ah dhammaan bulshooyinka Muslimiinta. Bahda Laashin waxay hambalyo u direysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel ay joogaan dal iyo Dibad. Hambalyo Eebbe haynaga...

SHEEKOOYIN