Qormooyin

BARASHO WANAAGSAN. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

BARASHO WANAAGSAN Qormada magaceeda kore farriinta ay bixinayso ayaa ah mid soo jiidasho badan, balse marka gudaha aad u gashaan Sawir ka duwan kan idiin muuqda ay idin siinayso,...

XIKMADAHA JIMCAHA IYO Mohamed Musa Sh.Noor

                               (1)      Abaal marinta Gaali iyo Muslim Muslimku wixii wanaag ah oo u qabto...

Higso Horumarkaaga! W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Higso Horumarkaaga! Waxaan shaki ku jirin, in qof kasta uu leeyahay awoodo ka la duwan, oo u suuragelinaysa, in uu hawlgeliyo kartidiisa, kana miradhaliyo maskaxdiisa; si uu cagta u saaro...

MAXAA II GEEYEY NAAGTAAS! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Maxaa ii geeyey Naagtaas! Saaxiibtiis ma aysan doonayn in saaxiibkeed ay haweeney kale la wadaagto macaan uu qabo dartiis, markaas ayey garatay in ay aaddo Saaxiriinta wax sheegta, si ay...

Riyadii Rumawday W/Q:Maariya Ibrahim Cali

  Riyadii Rumawday ---------------------- Waxaan hurdada ka soo toosay aroortii, aniga oo aaad u faraxsan, misna dhoolla-cadeynaya. Waxaa aad ii la yaabtay saaxiibtey oo aan hal qol wada dagnayn, maadaama uu imtixaan...

Shaqooy Maxaan Ku Raadshay?! W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Shaqooy Maxaan Ku Raadshay?! W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon) Sheeko qiima leh Shiine mudo badan ayuu shaqo doon ahaa oo kolba meeshii shaqo lagasoo dhajiyo u jarmaadayay, waraaq qalin ku qoryaa...

Rajadii rumowday W/Q: Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Rajadii rumowday   Hooyo maryan waxa ay hooyo iyo aabe u tahay sadax caruura oo ay dhashay kuwaa oo aabahood ku dhintay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Saddaxdan wiil...

Waqtigeeni wacanaa inagaa walaacinnay W/Q: Mohamed Abdikadir “Socdaal”

Waqtigeenini wacanaa inagaa walaacinnay   Halka uu hiigsiga nololeed kuu hogaamiyo ayaa ah meesha aad sidoo kale ka heleyso wehelka buuxinaya baahida naftu dareemayso. Aragtidii iigu horeeyay ee aan arko waxa...

Jeega soomaali W/Q: Ramla Gobdoon

Jeega soomaali Habeenka barkiisii hore ayaa dhammaad ku dhaw. Boorsadii maalmahanba ii baddashay armaajadaydii dharka ayaan isugu geeyay wixii dhar bannaanka iga yaallay. Albaabka guriga ayey ku agtiirsan tahay, iyadoo...

SHEEKOOYIN