FOOLAADKII FALSAFADDA
&
ARAGTIYAHOODI
(2)
SUQRAAD KA HOR
Qaybtii koowaad ee taxanahan waxa aan uga soo hadalnay macnaha falsafadda iyo meelkasoojeedkeeda. Qaybtan labaad waxa aynnu ku eegi...
KULA LIHI| Q-23AAD
Hubsiino ayaa la yiri
Hal baa lagu doorsadaa
Waxaanad hayn
Adoo ka haraa habboon.
Hubsiinadu, iyadu waa muhiim. Wax aadan hubin lagama falceliyo. Ha ku kadsoomin halkaan, micnuhu maahan hammi iyo...
DUGUL Q.5AAD
Tan iyo maalintii ay Dugul iyo gabadhiisa Maryan dhexmartay dooddii ku idlaatay maydka waa in karfan cad lagu duugo, iyo mayee midabka karfantu muhiim ma aha, Dugul waxaa...
QOFKAHADAL iyo ISKAHADAL
(Autobiography vs Memoir)
Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala...
KULA LIHI Q.11aad
Halkaan aan uga nasanno: ”No way iyo Alaysa kadaalika”.
Inkastoo dhir xoogliyo
Dhammac yaab leh lagu shido
Ma dhadhaar nuglaadoo
Sida dheylo Suulkiyo
lagu goosto dhooshoo
Hilib laga dhigtaa jira!!!
M.I.Warsame "HADRAAWI"
Waxaa la soo...
GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS
Waabaa beryay aan bilicsameyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiiro ah, cadceedduna ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku nool...