suugaan

Maansada Soomaali-baan ahay W/C:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Maansada Soomaali-baan ahay Maansada soomaali-baan ahay, waa maanso aan shalay ka soo jeediyey xus iyo xasuus aan u sameynay dharaaraha Cawaale (Calanka iyo xornimada), laga soo billaabo 26-juun ilaa shalay...

GARBADUUB Q18AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Waxaa dhacday maalinnimo goor gadiid ah iyada oo aan la filayn in iridka ay ka soo galeen,Taliye Caddaawe iyo laba baabuut ciidan u saran yahay  yimaadeen iridka kaddibna...

GARBADUUB Q17AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q17AAD Ugu dambeynn Caddaawe waxaa u caddaatey wuxuu in Guhaad la shirqoolay, sidoo kalena arrinkiisu uusan ahayn mid si fudud ku dhammaanaya, maxaa yeelay waxaa isu kaashaday  dad...

XEERKA ABTIRSIINTA ERAYGA AF-SOOMAALIGA W/Q:Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

 Waxaan akhriyey oo aan aad u dhuuxay buugga magaciisu yahay “Abtirsiinta Erayga Afsoomaaliga” ee uu qoray Caliqeyr Muxumed Nuur. Bilowgii waxa ugu horreeya ee i soo jiitay waa maabka...

CABDI BASHIIR INDHABUUR

CABDI BASHIIR INDHABUUR   Weli ma u fiirsatay heesaha uu allifay ee uu laxameeyay Eebbe ha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur? Ma aragtay sida ay uga duwan yihiin dhammaan heesaha kale...

IFAFAALAHA DAMACA ITOOBIYA EE DHULKA SOOMAALIYEED WQ; CABDALLA QAASIM DAAMEY

IFAFAALAHA DAMACA ITOOBIYA EE DHULKA SOOMAALIYEED     Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya waxa ay dhawaan baahisay khariidad cusub oo muujineysa in Soomaaliya  ka mid tahay dhul weynaha Itoobiya.  Arrintaasi waxa ay...

Qaado go’aan quman! W/Q: Cabdisalaan Macallin Xersi

  Qaado go’aan quman! Ma jirtaa arrin aad kari wayday maskaxdaaduna ka noogtay in ay go’aan cad oo wax tar leh ka qaadato?  ma leedahay habdhaqan aad neceb tahay  aadna tahli...

Dhallinyarada: Ubaxa u nugul argoofka W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Dhallinyarada: Ubaxa u nugul argoofka Dhallinyaradu waxa ay lafdhabar u yihiin bulsho waliba, hayeeshee soomaalida waxa ay kasii yihiin 70%, taasi waxaa sii dheer in ay dhallinyarada soomaaliyeed waayadii danbe...

Gorfeynta dhiganaha Jamashada Haweenka W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Gorfeynta dhiganaha Jamashada Haweenka Dhiganaha Jamashada haweenka ee uu qoray  Qoraa, Hal abuur Ibraahim Cismaan Afrax Nolosha, Dhiganahan oo  uu deeq ahaana uu iigu soo direy qoraagu mahadi haka gaadho...

 Gabayga: GODGODAN Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

  Gabayga: GODGODAN   Ga'da maanso, guurowga gabay, amase geeraarka Murti gaafan, arar lagu gedfoo, gudub u liishaaman Gundhig hadale, hadaf gobannimoo, gelaya taariikhda Galayroow adaa goor walbaba, gaawahoow cula'e Iga gunud warbixin gaaban baan, gudogelaayaaye.   Gabagabo...

SHEEKOOYIN