Maskaxdu Waa Muruq U Baahan In La kala JiidoOraahdan waxan weydiiyey in badan oo dadka ka mid ah, badidood waa ay igu waafaqeen, hase ahaatee qaar ka mid ah...
XOGTA XEERKA GEELA Waxaan halkan ku sharraxayaa afar qodob, oo ku saabsan XEERKA GEELA oo ka la ah: TAKOORIN TUBAYAAL DAMBAJOOGSI ILA TAKOORIN: waa xeer ku saabsan HILIBKA GEELA. Markii...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 27aad KU HAGAAJI NAFTAADA AKHLAAQKu hagaaji naftaada Akhlaaq wanaagsan, marjiceedana ha noqdo sidaas, ku xooji naftaada Akhaalada...
Haddaad sii noolaatid Carraabe ayaan ku jiray markii ay dhibtu ila kulantay, waan dhayalsaday oo ku dhegay dhalanteedkii habeenkaa. Illayn kadeedka iyo dhibtu xilliga ay donaan bay soo dhashaan,...
Benaadir, Seemaali, yexeye.Sir: Charles Belgrave, oo ahaa Ingiriis la talin jiray hoggaamiyayaashi Baxreeyn ayaa 1930 soo jeediyay in magaca Persian Gulf ama (Gacan Baddeedka Iran Gulf) la bedelo ,...
Yool dhigasho “Haddaad doonayso in aad gaarto sharaf loo baratamo tan ugu sarrayso ha ku qancin in aad gaarto meel ka sokaysa dayaxa” Murti Carbeed YOOL WAA UJEEDDO kugu hagta waddada guusha,...
Murti iyo Miid Q9AAD Hooyo batuulo waxaa u bilawday, nolol cusub oo mugdi ah, cidna ay garab ka heysan, marka laga reebo eeddadii soo korisay oo iyadaba waayeel ah...