Sheeko

Agoonkii hooyadii illaaway, Q9AAD W/Q; C/fitaax Maxamed Xaambe

  AGOONKII HOOYADII ILLAAWEY Q9AAD. Inkastoo Odawaa uusan la dhacsaneyn in haweenayda ula timid haawasaha iyo hammigii jaceyl ee ay u qaadey inuu naftiisa u hibeeyo, haddana danta ayaa u run...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

     “GODOB IYO GARAAW”        (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 1aad Dunida jiritaankeeda ayaaba ah Qisooyin, qiso marka laga qisooyana waa in ay jirtaa sabab qisadaas lagu keenay iyo...

Hayb iyo Kalgacal Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

  Hayb iyo Kalgacal Q2AAD. Guuleed wuxuu wax la qabaa dareenka bulshada oo markaas u arka isha keliya ee wax ku soo geli karaa siiyaalka iyo timaadada inay tahay, barashada Afka...

QIRASHO LA’AAN JACAYL IYO, QASAARO LIXAAD. W/Q: Amina Cabdillaahi

QIRASHO LA’AAN JACAYL IYO, QASAARO LIXAAD. Guriga ayay igula noolayd, waxa dhalay adeerkay ruma oo aabbahay ay isku oday iyo bar yihiin, adeer cali waxa uu degan yahay Baadiyaha, Xoolo...

Ayaamihii Silloonaa !!! Q1AAD W/Q: Warsame Cumar Xuseen

  Ayaamihii Silloonaa !!! W/Q: Warsame Cumar Xuseen Qaybti koobaad. Waxa aan ahay kaba caseeye/baalashle caddiban. Waxa aan ahay toban jirka dunida ugu nasiibka xun,haddana ugu nasiibka badan. Waxaan ahay rajayga ugu...

Hayb iyo Kalgacal Q1AAD W/Q Cabdiraxiin Hilowle Galayr

     Horudhac. Sheekadani waxaa la yidhaahdaa: “HAYB IYO KALGACAL” waa dhacdo dhab ah, oo ka dhacdey geyiga Soomaaliyeed, waagii colaadaha sokeeye iyo dagaalladii dibindaabyada, kuna dhacday mid ka mid ah dhallinyarada...

Agoonkii hooyadii illaaway, Q8AAD W/Q; C/fitaax Maxamed Xaambe

AGOONKII HOOYADII ILLAAWAY Q8AAD Odawaa oo illintii ka qubatey qoysay korkiisa, intii uu dhagaysanayey Canjalkii uu hooyadi Maansada hadda ka hor ugu duubey, ayaa dib ugu laabtey Taarkii uu kula...

MA HILMAAMI DOONO ERAYGA “MALAKA” (SHEEKO GAABAN)

MA HILMAAMI DOONO ERAYGA “MALAKA” (SHEEKO GAABAN) Jaziiradda aan ku dagnay waxaa lagu magacaabay (Samothrace), mahad Eebe ayey ahayd in aan halkaas si nabad ah ku nimid, waxaanu moodnay in uu...

JACAYL IYO QUUDHSI! Qaybtii 2aad W/Q: Amina Abdilaahi

Jacayl iyo quudhsi! Qabtii 2aad Ayaamihii aannu ku cusbayn magaalada hooyo may ogolaan jirin in aan dibidda u baxo, oo meel tago. Balse maalinba taab ayaan qaadayay, oo hablo badan oo...

Cawa-Darran Q1AAD W/Q Siciid Cabdi Xasan

Cawa-Darran Q1AAD Goortii qorraxdu dhacday  ayaan  xayn riyo ah  oo  aan  jeexa  la joogay soo  xereeyey. Shaw intaan  aqalka  ka maqnaa  ayaa aabbahay  oo magaalada u   socdaalay  soo  nabad noqday....

SHEEKOOYIN