Maanso articles

Maansada:Dardaaran Curiye; Cabdiraxiin H. Galayr

Maansada:Dardaaran Curiye; Cabdiraxiin H. Galayr

Maansada:Dardaaran Maanshiil / December 11, 2013 Maansada Dardaaran Maansadan Dardaaran waa Maanso waano iyo waayosheeg ah, waa maanso farriin ah oo la hadlaysa guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo dhan, Madax iyo shacab, Mudane iyo Marwo, Waa maanso aan is idhi waxay waxtar iyo talo u noqon doontaa dhallinyarada, waxay xusuus iyo caqlicelin u noqondoontaa waayeelka,

Maansada: “Faysbuug” Curiye; Maxamed Xuseen Faarax

Maansada: “Faysbuug” “Faysbuug”, waa maanso kooban oo ka warramaysa walxaha, wacaalka iyo waloohoodka lagala kulmo “Faysbuug”. Waa maanso maad iyo madadaalo isugu jirta, ayna ku milan tahay suugaan macaan, meerisyo miisaaman iyo macno mug ah leh. Maansadu waxay si farshaxannimo iyo aftahannimo ku fadhida u soo badhigaysaa wax in badan oo naga mid ah ka

Jiiftada: “Magan!” Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow

Jiiftada: “Magan!” Dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, dalka iyo dadka Soomaaliyeed wixii dhibaato ahaa ee soo marey, maaha mid laga sheekayn karayo, qalin lagu koobi karayo kana dadan dunida iyo dadka garashada leh, burburka, barakaca, dilka iyo dayowga soo wajahay ummadda Soomaaliyeed, waxaa u dheer inaysan jirin is-cafin iyo ififaalo nabadeed, iskaba

Maansada: Maandeeq Curiye: Maxamed Xuseen Faarax

Maansada: Maandeeq Maansadan “Maandeeq” oo aan ku halqabsaday Bashiir M. Xersi, oo maanso la yiraa “Masuul” hore u daabacay. Anoo maanka ku haya caqabada jira ayaan jeclaystay inaan dareenkayga ku cabbiro sida aan u arko xaaladda guud ee delka, waxayna maansadu ku billaabatay: Maansada: Maandeeq 1:Bashiiroow mar iyo laba 2:Milyan iyo malaayiin 3:Maa shaa Alla

Akhriso Maansadii dhashay Silsiladii Siinleey “Saxarla” Iyo Qalinkii abwaan Hadraawi..

Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad hoggaanka u hayay. Mar kale, waa hees kale oo ka mid ah heesaha ugu caansan ee uu ku luuqeeyay Alle ha u naxariistee hoobalkii Soomaaliyeed ee Maxamed

Top