Qoraallo

Halista hubka Carruurta iyo Maalinka Ciida WQ: Sunni Carays Fayte

Halista hubka Carruurta iyo Maalinka Ciida.   Saameynta dhaqanka bulsho. Qof walbaa wuxuu ku kacaamaa, kuna barbaaraa, dhaqanka bay’ada iyo deegaanka uu ku koro, haddii ilmaha yari ku kacaamo hooyadiis iyo aabbihiis...

Aabbihii Gabadhiisa Garan waayey! W/Q Faarax Bashiir Sheekh Axmed

QISO: AFAR SANO ISMAY ARAG AABBAHEED HADANA WAY WADA JOOGAN “maxaa jira tallow ay isku arki waayeen, malaha midkood baan indhaha aan waxba ka arkin, amaba labaduba way indho la’ayihiin,...

Naftaydii kuu huray, hiilse kaama helin! (faalo gaaban) by Amina Abdillaahi

Naftaydii kuu huray, hiilse kaama helin!  (faalo Gaaban) Falaadhaha kulul ee Cadceedu bixinayso, kama hadhsado kamana nasto, maalintii oo dhan dushayday ku dhacaysaa, dharkaygu wuu wadda qoyaa dhidid awgii, hogol...

Tolow Yaa Furay ?? Q1AAD W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay anigu ?? W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)  Waa sheeko  ka turjumaysa dhacdo xaqiiqo ah Qaybtii 1aad: Waa fiidnimo jimco ah meeshuna waa mid ka mid ah goobaha lagu...

Anigu ma ciidee adiga ciid! W/Q: Ramla Gobdoon

Anigu ma ciidee adiga ciid!  Waa guri wayn, oo ku yaallaa bartamaha magaalada. Waa la igu tirin karaa, in aan ka mid ahay dadka guriga deggan, haddana kama mid ahi....

Tacadiga Liyuu Booliis: Dhacdo xanuun badan: W/T Ismaaciil Ubaxle

  Hooyo Haysata Caruur Mataano Bil uun jirey ayaanu Dilnay Iyada Iyo Ninkeedii, Mataanihiina Goobtii ayaanu kaga Dhaqaaqnay. Way Ooyayeen markii aannu sii soconnay.Sidaas Waxaa Yiri Askari ka Tirsanaa Ciidamada...

Xorriyadda xaal ma siinaa? W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Xorriyadda xaal ma siinaa?   Dalalka Afrika, inta badan waxay ku soo hoosnoolaayeen guumeystayaasha reer Yurub, xilligii uu guumeystuhu haystay waddammada Afrika. Waxaa ka dhacay dhibaatooyin iyo tacaddiyo ballaaran, oo loo...

Waan ku dhashay, kuna dhimanayaa! By Amina Abdillaahi

Waan ku dhashay, kuna dhimanayaa! Nuur, waxa uu ku dhashay kuna barbaaray, Magaaladda Nuqdisho, waxa uu la noola qoyskoodda. Aabbaha dhalay nuur, waxaa la yidhaahdaa Aways, waa oday toddobaatan jira ah,...

Andalustii Shalay Iyo Soomaaliyada Maanta Q4AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

Bilowgii baaba’ii Andalus Nimco walba nusqaanteed lehe, barwaaqadii iyo horumarkii ay Andalus dhinac walba ka gaartay waxaa ay ku dhalisay kibir, isla-weyni iyo xukun jaceyl. Dhaqanka aadanaha sidiisaba marka uu...

SHEEKOOYIN