Qoraallo

Murti iyo Miid Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Murti iyo Miid Q4AAD Qeybaha kala duwan ee waalida, waayahaan danbo dadkeena soomaaliyeed waxaa aad ugu badan qacda  dhaqanto,aan si kale u dhigo, qof aad moodo inuu ruux fiican yahay,ama...

Askarigu waa Aadane W/Q: Hodan Sh. Cumar

Askarigu waa AadaneMaxaa askariga ku waajibay, oon adiga kugu waajibin? Askarigu waa qof bini-Aadam ah. Wuxuu leeyahay naf sida adiguba aad u leedahay. Waxa uu leeyahay, oo ka dhacda,...

Murti iyo Miid QA3AD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Waxaa hubaal ah, in maqaalkaan dad badan ay ka igu raaci  doonaan kuwana ay dhibsan doonaan, maxaa yeelay, Dalkeenii maanta Dad iyo Duunyo,uma dhaqno, waxaa ku dhuftay abaar oo...

Moogganaanta Masiibooyinka W/Q:Ibraahiim Cismaan Afrax (Nolosha)

Moogganaanta MasiibooyinkaSoomaalidu waa dad u bisil hoggaan ku haga tubta toosan waana dad ay fududdahay in lagu jaheeyo dhabbe qumman lana hoggaamiyo. taas waxan u sababeyn karnaa haddii la...

70 Sanno ka hor iyo Maanta Soomaali waa isku Qaab! W/Q: Xasan Aadan Hoosow

70 Sannadood ka hor iyo Maanta Soomaali waa isku Qaab!Shidaal Baaristii ugu horreysay Dhulka Soomaaliya: Sir iyo caddeymo ay qoreen CIA iyo Chigaco Tribune oo faahfaahinaya waxa dhacay! Sida uu...

Murti iyo Miid Q2AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Aallada casrigaFaa'iidooyinka iyo qasaaradda aalladdaha casriga waa kuwa is bar baryaal waayo? Waxa uu fududeeyay, bulshada oo dhan walba ah. Isla markaana waxaa dhinac ordaaya dhibaatooyinka uu u geystay...

Xikmad waayeel iyo Xammaasad dhallinyaro. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xikmad waayeel iyo Xammaasad dhallinyaro. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Soomaaliyeey is maqalaaIjaabadu ku sugan tahayintaad wada jirtaanaa Udubkiinnu ku mudan yahay.Waayeelkoo arrimiyiyo Dhallinyara adeegtaa Is kaashigu ku wacanyahayCabdulle Raage...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 23aad                                                                                                          DUNIDA AAD HAYSATID KU RAAXEYSOInta aad ka fakarayso wax kaa lumay waxaa kaa sii lumaya waxa aad haysatid, midna ogow ka fakarkaas...

Xeel Dhigashada Yoolka W/Q: Hassan Mudane

   Xeel Dhigashada YoolkaMar haddaad qorshaynayso in aad guulaysato waa in aad marka hore diiradda saartaa yoolkaaga adiga oo adeegsanaya xeesha dhigashada yoolka, si yoolkaagu uu u noqdo mid dhaqan...

Murti iyo Miid W/Q: Cabdul Cabdukariim ( Ugaaska)

Ubadka wanaagsanMaalin maalmaha ka mid ah, ayaa gabar yar oo todobo jir ah, oo dhax joogta, beerta ay ilmuhu ku ciyaaraan. waxa ay  soo qabsatay labo xabo oo TUFAAX...

SHEEKOOYIN