XASIL OO ILA GARO.
Qaybtii 15aad
U OGOLOW NAFTAADA
Waa in aad naftaada siisaa ama u ogolaataa awood ay uga gudubto wax walba oo dhibaato ku aha ha noqdaan waxyaalaha...
MA OGTAHAy? MA IGA HUBTAA?
A---Ma ogtahay? In xuduuda soomaaliya iyo itoobiya,dadka badankiisu ku muujiyaan xariiq toosan, laakin ay khalad tahay,oo lagu muujiyo xariiq kala go’go’an.(-.-.-.-.-.-.-) sababta oo ah madaxweeynihii hore...
Gaso Ganuun Gasiin (Q17aad)
Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!
Ma hubo in aad ismaqasheen Baab ina Cigalle, balse aan wax yar ka dhaho kulan kooxdi la qaadatay Uurkubbaallihi maalinti la jabay habeenkeedi....
Afar garood mayska garab dhalan karaan?
Waxaa la yiri; “Labo garood oo is ka garab dhalatay waa la arkay, balse, labo bilood oo is ka garab dhalatay la ma arag!”...
MAALMAHAYGII MUQDISHO; dhaqaalaha iyo ganacsiga Q5AAD
In kasta, oo aanan ganacsi iyo dhaqaale waxba ka aqoon, haddana, dhagadhagayntii, la sheekaysi dhaqaaleyahanno iyo wixii aan indhahayga ku arkay anoo ka duulaya,...
Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?!
Aniga oo la yaabban, hal ku dhigyada quruxda badan iyo sawirrada musharrixiinta ee la isku qoofalay, laguna dhejiyay boorarka magaalada Muqdisho, oo is weydiinaya; tolow...
XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 14aad
DHOOLA CADDAYNTA
In aad dhoola caddayso micnaheeda maahan in aad faraxsanaato, ee waa muujinta kalsoonida naftaada iyo muujinta malaha wanaagsan ee aad Rabi ka rajaynayso, adiga...
Gaso Ganuun, Gasiin (Q16aad)
Si kastaba ha ahaatee, ma xuma in aad meelo kale war ka doonto, si aad u hesho wax udhow runta ama, haddii taas la waayo, wax...