Qoraallo

Waa Maxay Midnimadu ? W/Q: Cali Cismaan Buulle

Waa Maxay Midnimadu ? Midnimadu waa: Mideynta maskaxda,garaadka,cududa iyo hantida, waxayna ka dhalataa oo ka billaabataa midnimadu laba shaqsi ama koox isku timid oo isku mowqif ah, iskuna afgarata...

Saddexdii Dagaal ee Lafoole W/Q: Prof Yaxye Sh Caamir

SADDAXDII DAGAAL EE LAFOOLE. Inkastoo dadka badankiisu ay xasuustaan dagaalkii Lafoole ee Antonio Cecchi lagu dilay,haddana qoraalada badankoodu waxa ay qorayaan in lafoole ay ka dhaceen saddax dagaal oo wacdaanku...

“Isir-wadaagga Qureysh iyo Soomaalida! W/Q: Abbdisalam mohamed Elmi .(abdul Amin)

"Isir-wadaagga Qureysh iyo Soomaalida!! W/Q: Abbdisalam mohamed Elmi .(abdul Amin) Mawduucan iyo qoraalkaaygan waxaan ku eego doona xidhiidhka iyo isu dhowaanshiyaha ka dhaxeeeeya gaaaladii Qureysh ahaayd sanamyadii ilaahay kasakow ay cabudi...

XIKMADAHA JIMCAHA IYO Mohamed Musa Sh.Noor

AFAR HADAD JECESHAHAY AFAR DARYEEL  1. Haddii aad Jeceshahay Farxadda Nolashaada, daryeel Caafimaadkaaga. 2. Haddii aad barwaaqada jeceshahayna, daryeel dabeecada 3. Haddii aad waaritaan jeceshahay, daryeel Caqligaaga. 4. Haddii aad waxaas oo dhan...

Muxuu yahay Doorka Hoggaamineed ee Dhallinyarada Maanta ?W/Q:Sunni Carays Fayte

Muxuu yahay Doorka Hoggaamineed ee Dhalinyarada Maanta ? Hubaal Dalku wuu Tabayaa Dhallinyaro isu taagta oo badasha hoggaanka iyo hormuudka maanta, lana timaado karti,Dadaal,Aragtifog,Aqoon,Maskax furnaan iyo Waliba Hal Abuurnimo Siyaasadi...

Dheemmantii la dhibay! W/Q: Fadli Bashiir Diiriye

Dheemmantii la dhibay! Badi muslimiinta ku dhaqan magaalada Boosaaso  ee xarunta gobolka Barri,waxa ay soo tukadeen salaaaddii casar.Anigu wax aan dib ugu laabtay gurigaygii ;si aan mar kale isugu diyaariyo...

DAGAALLADII HINTIRE IYO WACDAAN KU QAADEEN TALYAANIGA

DAGAALLADII HINTIRE IYO WACDAAN KU QAADEEN ISTICMAARKII TALYAANIGA. ARAAR: Aqristoow,waxaan isku dayay in aan aad u soo koobo qormadaan,si aadan uga daalin aadna wax uga ogaato taariikhda iyo dagaalladii soomaalidii...

KUWII KU XUMEEYAY MARNA XAMDIYI MAAYAAN! Qore: Amina Abdillaahi

Kuwii ku xumeeyay marna xamdiyi maayaan! Goor sheegta waxa aan ku qiyaasayay, ilaa. 4:30 subaxnimo, weli qof iyo geed lama kala garan, dhulku waa kaymo awdan, waana hawd, xilligaasaan ka...

Xanuunkii igu helay xigaal la’aanta! W/Q; Shukri Cali (Shukri Fiican)

Xanuunkii igu helay xigaal la’aanta!   London waagii waa ka baryay. Sida caadada aheydna qof walba waxa uu u kallahay nolol maalmedkiisa caadiga ahaa. Aniga waxaan ka mid ahaa dadkaas risaqa...

SHEEKOOYIN