Qoraallo

Jeega soomaali W/Q: Ramla Gobdoon

Jeega soomaali Habeenka barkiisii hore ayaa dhammaad ku dhaw. Boorsadii maalmahanba ii baddashay armaajadaydii dharka ayaan isugu geeyay wixii dhar bannaanka iga yaallay. Albaabka guriga ayey ku agtiirsan tahay, iyadoo...

Maalinki aan beenta sheegay W/Q/ Aqwaan Xasan (Jidhi)

Maalinki aan beenta sheegay Maalin ayaa aniga iyo nin saaxiibkeey ah waxaan raacnay nin dallaal ah oo kala iibiyo dukaamada. Goobtu waa magaalada Cape town waddanka koofur afrika. Ninka dallaalka...

Buugga Cusub: Baalkii Madoobaa ee Noloshayda W/Q Warsame Cumar (Shiidley)

Buuggan  cusub ayaa soo baxay dhawaan,  waxaa  Qoray, Qoraa Warsame  Cumar(Shiidley)                                                                           GOGOLDHIG Dhiganahan loogu wan-qalay “Baalkii Madoobaa ee Noolashayda” kolka koobaad, inta aad si dhaygag leh isu taagto ayaa...

JAWHARADDII HAL MAR LA HELAY EE MISANA LUNTAY!!!! Qore: Amina Abdillaahi

JAWHARADDII HAL MAR LA HELAY EE MISANA LUNTAY!!!! Casaa oo dheeraa, Qurux badanaa, oo qoton wanaagsanaa, Timo dhaadheera oo Kubab iyo Cududdo cuddoona, arageedu soo jiidasho badanaa, wejigeedu nuur badanaa,...

Waxaan ahay dumar! WQ: Ramla Gobdoon

Waxaan ahay dumar! Noolaha uu Ilaahey dunida ku abuuray ayaan ka mid ahay, haddana waan ka duwanahay. La´aantay noloshu ma sii jirteen dadkuna ma tarmeen. Waxa aan ahay qof jilcan...

HORTA AYADA QUR’AAN SAARA! W/Q: Cabdifitaax Maxamed Xaambe

HORTA AYADA QUR'AAN SAARA Haweeyo waxay ku dhalatay dhulka hodan-ka ku ah, hawada macaan, Badda, Beeraha iyo xoolaha noolna ee kala duwan leh ee “SOOMAAALIYA” inkastoo halka Eebbe ku abuurey...

Sooyaalkii af-genbiyada (inqilaabyada) ka dhacay Turkiga W/Q: Axmed Cali Abokor

Sooyaalkii af-genbiyada (inqilaabyada) ka dhacay Turkiga Laga soo bilaabo markii dhidibada loo taagey dalka Turkiga ilaa maanta la joogo ,waxa jirey hirdan xooggan oo ku dhisan xukun maroorsi;sifo kasta ha...

Dagaalkii Fuudkii la Jeclaaday W/Q:Burhaan Cali

Dagaalkii Fuudkii la Jeclaaday. Beribaa nin cunto-kariye(Chef) ahi waxaa uu naqshad ahaan u diyaariyey sida la isugu daro khudaar iyo geedaha uduga(Spices) iyo waqtiga ay karayaan. Waxa uu u...

Dhallinyarada iyo Siyaadda: Fursado iyo Faquuq! W/Q:Khaalid Cilmi Nuur Jees

Dhallinyarada iyo Siyaadda: Fursado iyo Faquuq! Soomaaliyadeennan ay Odayadu dhabbada hoggaamineed hor boodayaan, waxay dhallinyaradu ka yihiin Seddex dalool laba qayb tiro ahaan Umaddeenna(75%). Inta aynan ku fogaan awoodda, aragtiyaha...

SHEEKOOYIN