Qoraallo

Dunida maanta iyo Dulmiga

Aniga iyo Dunida. Heesaha markii aan ka maqlo ereyada nuucaan ah "DUNIDAN HALlAYSAN, DUNIDAN QARIBAN, DUNIDAN HOOGTAY" waan la yaabi jiray Abwaanada oo waxaan oran jirnay Dunidan anagaaba ku noole...

XIKMADO KOOBAN. BY Mohamed Musa Sh. Noor

  XIKMADO KOOBAN  SAMIRKA BADI Waan ogahay in aad wal walsantahay, waan dareemi karaa in wax si kaa yihiin, waan arki karaa in waxa aad la aamusantahay ay yihiin wax aadan jeclaysan,...

Herar waa xidid ee xigto ma aha! W/Q: Garaad-Yoonis Gajoome

Herar waa xidid ee xigto ma aha!   Haddiii aad la xidid tahay Herar maha macnaheedu in aad la walaalo la tahay hererida oo dhan , haddii se aad qabto inan...

WAAN YAABANAHAY WALLEE! Q4AAD W/Q: Mohamed Musa Sh. Noor

WAAN YAABANAHAY WALLEE!!!!!!! Qaybta 4aad     Waan yaabanahay!   tan iyo markii ay bilaabatay in beesha caalamka ay wax inoo soo dhisaan inagana aanu noqonay la haystayaal meel ugu xir xiran Cadow aan la...

Maxaan Paris ka baran karnaa???

Maxaan Paris ka baran karnaa??? Dhacdooyin waaweyn oo dilal, qaraxyo iyo argagixin isugu jiray baa gilgilay magaalada madaxda dalka Faransiiska ee Paris, waxaa xannibmay dhammaan isu socodkii, ganacsigii iyo dhaqaalihii...

Ugaaso Malyuun

Geeluba Ugaasooy hadduu ayda miranaayo Abeerkiisa naaxiyo hadduu aaranku is waayo Isaguba ma kala aamusee waysu ololaa e! ~ Raage Ugaas Warfaa Faarax Samatar, Geelu ba Ugaasooy QORAALKAN MA AHAN MID AAN UGU...

KU XAD GUDUBKA DIINTA. BY Mohamed Musa Sh. Noor

KU XAD GUDUBKA DIIINTA Tan iyo burburkii dalkeena waxaa soo badanayay ku xad gudubka wax walba oo umaddeena lahayd, wax walbana maalin ayay ku imaanaysay  ku xad gudbidda lagu xad...

Awkaan dabro yaa furi kara?

Awkaan dabro yaa furi kara? Qiso Dhab Ah! -------- ------- Waa magaalo wayn. Shir baa la isugu yimi. Odayga laandheeraha ahi waa waa reer miyi 20 wiil u hanno qaaday, geeliisuna kadin...

XIKMADAHA JIMCAHA. BY Mohamed Musa Sh. Noor

 WAX JOOGTA AH MA JIRAAN Nolosha dunida oo dhan ayaaba iska ah ku meel gaar, oo ma jiraan wax joogtoobaya ama waaraya, sidaa darteed ma ahan in aad ku sirmataa...

Gudineey ima goyseen haddaan gobolkey kugu daabneyn!.‏

Waa xikmad gun weynoo garasho u baahane, geed la gooyay oo geed kale ka cabanaya ayaa beri wuxuu yiri «Gudineey ima goyseen haddaanu gobol iga mid ihi kugu daabneyn!»...

SHEEKOOYIN