Feejignaan: (ADHD) Feejignaanta ama u xasilloonida waxaa looga baahan yahay, shaqo kasta oo la qabanaayo. Ku feejignaanta iyo ku xasilloonaanta xaaladda iyo howsha lagu jiro waa mid si caadi ah isaga...
2.2 Afafka bahda Semitigga Bahda Semitiggu waa bahda la rumaysan yahay in ay ugu ballaaran tahay bahwaynta Xemito-Semitig waxaana ku hadla dad lagu qiyaasay ilaa saddex boqol iyo soddon (330)...
Ma tahay HOOYO Soomaaliyeed? Ma dooneysaa, in ilmahaagu nolosha guul ka gaaraan? Sidaan la soconno waan wada garanaynaa, hooyo meeqamka nolosha Aadamaha ay ka joogto. Waa tiirka qoys kasta. Hooyo...
UGAASO BUTIYA Kumanguuro hore ayaa ugaaso Butiya oo reer Butiyaalo ahayd, magaceedana lagu maamusay magaalada, saygeeda oo ay wehliyeen saddex carruur ah, oo ay isu dhaleen waxay ugaarsasho u aadeen...
Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban.Q2aad Xornimadii koofurta iyo Doorkii SYLUmmadaha dunida ku nool waxay leeyihiin maalmo ay si gaar ah u maamuusaan isla markaana ku weyn qalbigooda, kuwaasi...
Dhalanteedka boqorka Masarمصر ee addoonka la leeyahay ahaa inuu Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam xadoQaybta Saddexaad Al Khayyaarii الخياري wuxuu yiri: “Ibnu Al Athiirإبن الأثير...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 34aad 1 QOFKA MARKA UU DHINTO Ma ogtahay in qofka marka uu dhinto ay maskaxdiisa sii shaqayso...