Qormooyin

KUFSADE LAMA KARAAMEEYO!!. W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor

                                   KUFSADE LAMA KARAAMEEYO!! Kufsi micnihiisa waa garaafayn iyo burburin dhimirka qofka iyo jismigiisaba loo geysto, dumar iyo ragba qofka ku dhaco dabin kufsi ama la kulmaama waa hubaal in...

Caafimaadka taranka hooyada iyo dhallaanka W/Q: Gallad Dahir Hassan

Caafimaadka taranka hooyada iyo dhallaanka Haddaad rabto inaad eegto bulsho si guud xaalkooda cafimaad waxaad ka eegtaa tilmaamaha unuggu iyo halka ay ka soo tarmaaan, adeegga cafimaad ay heli karaan...

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! (SHEEKO XIISA LEH) W/Q: Ahmed Ali Hyder

JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!!Qaybtii 2aadSubaxaas imtaxaankii loogu tala galay ayey ku qaadatay meesha, intii aysan imtaxaankagalina waan ku caawiyey wixii aan ku caawin karay, waxay magaceeda iigu sheegtayZaynab, anigana...

ADAABTA KULAMMADA GANACSIGA W/T: Bashiir Xaashi Dhoorre

ADAABTA KULAMMADA GANACSIGA Sumcadda ama sharafta ganacsiga waxaa lagu dhisaa ama lagu dumiyaa sida uu qofku u dhaqmo marka uu ka qeybgalayo shir ama kulan ganacsi. In kastoo shirkad kasta...

SAALAX ASHKIR IYO XAALKIISA (SHEEKO GABAN). W/Q Mohamed Musa Sh Noor

SAALAX ASHKIR IYO XAALKIISA (SHEEKO GABAN)Waxaan ku wada tukanaa Masjidka, dhowr jeer ayaan isku saf ku tukanay, salaadda subax xitaa dhowr jeer waan isku aragnay, wax eraya ah isma...

Sharciga Aamminaadda! W/Q: Hassan Mudane

Sharciga Aamminaadda! Haddaad aamminsan tahay in aadan gaari doonin yoolkaaga ama hammigaaga ogow ma gaari doontid balse haddaad aamminsan tahay in aad xaqiijin karto yoolkaaga ogow waad xaqiijin kartaa. Haddaba,...

Dhalanteedka Cuthmaan ben Al Xuwayrith Al Asadii. Qore:Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

 Dhalanteedka Cuthmaan ben Al Xuwayrith Al Asadiiعثمان بن الحويرث الأسدي Qaybta koowaad ee dadka zamanka fatrada  Qaybtaani waxay ka kooban tahay qof basiiraddiisa, oo ah isha qalbiga ku taalla, cilmigiisa iyo...

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD W/Q: Xasan Kaamil Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD Hordhac Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah waxyaabaha saldhiga u ah dhaqanka, bulshada soomaaliyeedna waa kuwo ku tilmaaman murti iyo suugaan qotodheer oo hadalka lagu iidaamo,...

Ha sheegin inaan ku qabo! W/D: Cabdinaasir Maxamad Cali

Ha sheegin inaan ku qabo!   Ganacsade xaas iyo carruur u joogaan, ayaa wuxuu qudbo siro ku guursaday gabar. Gabartii waxuu dajiyay mid ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho. Gacansadihii waxuu xaaskiisa...

SHEEKOOYIN