Duulisteennii
Waa habeenkii aan wada lahayn. Habeenka sabtiga. Xilliga ballanta waa is la tii aan is la ogayn, goobtuna waa halkii annguna waa is la annagii, balse caawa wax kale...
MAALMAHAYGII MUQDISHO: siyaasadda Q6AAD
In kasta, oo magaalo weyn, waliba sida Muqdisho xarun dal iyo xuddan bulsho ah, aan waxa aad ku aragto la la wada dhici karin, lagana wada...
XASIL OO ILA GARO.
Qaybtii 15aad
U OGOLOW NAFTAADA
Waa in aad naftaada siisaa ama u ogolaataa awood ay uga gudubto wax walba oo dhibaato ku aha ha noqdaan waxyaalaha...
MA OGTAHAy? MA IGA HUBTAA?
A---Ma ogtahay? In xuduuda soomaaliya iyo itoobiya,dadka badankiisu ku muujiyaan xariiq toosan, laakin ay khalad tahay,oo lagu muujiyo xariiq kala go’go’an.(-.-.-.-.-.-.-) sababta oo ah madaxweeynihii hore...
Afar garood mayska garab dhalan karaan?
Waxaa la yiri; “Labo garood oo is ka garab dhalatay waa la arkay, balse, labo bilood oo is ka garab dhalatay la ma arag!”...
MAALMAHAYGII MUQDISHO; dhaqaalaha iyo ganacsiga Q5AAD
In kasta, oo aanan ganacsi iyo dhaqaale waxba ka aqoon, haddana, dhagadhagayntii, la sheekaysi dhaqaaleyahanno iyo wixii aan indhahayga ku arkay anoo ka duulaya,...
Mudane maammadan musharraxeedii ma tahay?!
Aniga oo la yaabban, hal ku dhigyada quruxda badan iyo sawirrada musharrixiinta ee la isku qoofalay, laguna dhejiyay boorarka magaalada Muqdisho, oo is weydiinaya; tolow...