Milicsiga Noloshayda
SHEEKO(Milicsiga Noloshayda)
QAYBTII 4AAD
W/Q Mohamed Musa Sh Noor
Waxaa tahay Gabadha Mucjisada ee aan naftayda u hibeeyay, waan ka xumahay aniga oo aaba ah ayaad ii imaan...
Ataxyaatka hore
Al Imaamu Al Nawawiiالإمام النووي Allaha الله u naxariistee wuxuu “Al Majmuucالمجموع” ku yiri:
"Salaadda Duhurka, Casirka, Maghribka iyo Cishaha, labada Rakco oo hore kaddib, adigoo fadhiya akhri ataxyaatkaan:
"التحيات،...
Si ka mid ah war is gaarsiintii hore ee Soomaalida
Halkan waxaad ka fahmi dontaa falsafad ahaan dhaqankii war is garsineed, ee Soomaalidii hore, iyagoo kumanyaal meel isu jiro, haddane...
MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD
Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac...