QISO: AFAR SANO ISMAY ARAG AABBAHEED HADANA WAY WADA JOOGAN
“maxaa jira tallow ay isku arki waayeen, malaha midkood baan indhaha aan waxba ka arkin, amaba labaduba way indho la’ayihiin,...
Waxtarka Timirta iyo Maadooyinka ku jira!
Geedka barakaysan ee timirta oo ah geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku bixin badi dalagyada kale ee la...
Anigu ma ciidee adiga ciid!
Waa guri wayn, oo ku yaallaa bartamaha magaalada. Waa la igu tirin karaa, in aan ka mid ahay dadka guriga deggan, haddana kama mid ahi....
Xorriyadda xaal ma siinaa?
Dalalka Afrika, inta badan waxay ku soo hoosnoolaayeen guumeystayaasha reer Yurub, xilligii uu guumeystuhu haystay waddammada Afrika. Waxaa ka dhacay dhibaatooyin iyo tacaddiyo ballaaran, oo loo...
Tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo.
Waxaan idin la wadaagaynnaa; tirsigii 40aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe, sanadka 2016, ee bisha luulyo.
Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan;...