Sheeko

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 5AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Wax la is qadariyaba qof walbana uu qofka kale u diido in uu dareensiiyo xanuunka ilma la’aanta, ayuu markii...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q7AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q7AAD Saacaddu waa 5tii hiirannimo, guriga reer Maxaad Cali xalay lagama seexan,Hooyo Kutubo iyo Oday Maxaadba inteey hadalomarna dood (isqabqabsi) ah marna...

Sheeko:Quraafaadka Faaliyaha Q7AAD W/Q: Cabdullaahi Macalin Maxamuud(Siyaasi)

Quraafaadka Faaliyaha Q7AAD Intaa markuu yirina Maryan oo hoos eegeyso ,damqayna nabar ku yiil iyada oo soo xasuusatay walaalkeed oo aynan mudda lix iyo toban ceshaa ka soo wareegin sidi...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q7aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

              Gaso Ganuun, Gasiin (Q7aad)  "Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!" Raq waraabe. Waraabe dhintoo, tuuladii waa nabad. Dhegdheer dhimatoo/dhulkii waa nabad. Waxay ahayd maalin lagu diirsaday, kal iyo laabna loo khashuucay hiillo ka timid...

Riyadii rumowday Q 5AAD W/Q Maryan Ibraahim Cali.

Riyadii rumowday Q 5AAD  Wuxuu waqtiga is guraba waxaa la gaaray daqiiqadihii u danbeeyey ee uu faarax xagayga soo gaari lahaa, wali waxaad moodaa inuusan wali iga bi'in walwalkii, wadnahaygii...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                        Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 4AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor Waxaa tahay Gabadha Mucjisada ee aan naftayda u hibeeyay, waan ka xumahay aniga oo aaba ah ayaad ii imaan...

Sheeko taxane: Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda ?Q6AAD W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala..? Hadduu jirase yaa guda.? Q.6aad. Muggaan waxa Dalmar ay is hayaan, oo ay indhahiisu qabanayaan ma ahan dadkii uu hore u arkay oo sida ka yaabisay...

Sheeko taxane ah:Addoonsigii Gurracnaa!!Q1AAD W/Q: Muxamed Xuseen xasan Qoordheere

Addoonsigii Gurracnaa!! Falis waa agoon iyo rajay, aabbaheed Xasan wuxuu dhintay iyadoo bilooyin jirta, geeridiisii ka horna wuxuu kala Dardaarmay nolasheeda dambe, Macalin Yuusuf,oo ay ahaayeen saaxiibo iyo daris wanaagba, Xasan...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 14aad. W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

   Cali yare waxuu sugayaa markaan jawaabtayda, ka horse intaanan ujawaabin waxaan jaleecay raggii kalee ila dhagaysanayay, bal inay waxuun falcelis ah ka bixiyaan, iyana waa kuwaan xagayga soo wada...

SHEEKOOYIN