AGOONKII HOOYADII ILLAAWEY Q9AAD.
Inkastoo Odawaa uusan la dhacsaneyn in haweenayda ula timid haawasaha iyo hammigii jaceyl ee ay u qaadey inuu naftiisa u hibeeyo, haddana danta ayaa u run...
“GODOB IYO GARAAW”
(SHEEKO QIIMA LEH)
Qaybtii 1aad
Dunida jiritaankeeda ayaaba ah Qisooyin, qiso marka laga qisooyana waa in ay jirtaa sabab qisadaas lagu keenay iyo...
Hayb iyo Kalgacal Q2AAD.
Guuleed wuxuu wax la qabaa dareenka bulshada oo markaas u arka isha keliya ee wax ku soo geli karaa siiyaalka iyo timaadada inay tahay, barashada Afka...
MA HILMAAMI DOONO ERAYGA “MALAKA”
(SHEEKO GAABAN)
Jaziiradda aan ku dagnay waxaa lagu magacaabay (Samothrace), mahad Eebe ayey ahayd in aan halkaas si nabad ah ku nimid, waxaanu moodnay in uu...
Cawa-Darran Q1AAD
Goortii qorraxdu dhacday ayaan xayn riyo ah oo aan jeexa la joogay soo xereeyey. Shaw intaan aqalka ka maqnaa ayaa aabbahay oo magaalada u socdaalay soo nabad noqday....