SADDEX-XAGALKA SHEEKO QORISTA
.........................................
Sheekooyinka la hal'abuuro iyo kuwa la hal'uruuriyo (fiction and none fiction) waxa ay leeyihiin habab loo tebiyo ama loo weriyo, ama dheh habab loo sheego. Si gaar...
GUY DE MAUPASSANT iyo LABO SHEEKO
Guy de Maupassant waxa uu ahaa qoraa Faransiis ah oo aan qorista iyo falkinta sheekooyinka gaagaaban laga ga dabadhufan. Waxa uu noolaa 1850-1893.
Sheekooyinka uu...
Waxaan qormadan ku eegi doonnaa waxtarka sheeko-dhaqameedka iyo baahida loo qabo kaydinteeda. Waxaan tiirdhexaad uga dhigan doonnaa buugga “Isha Cumar ka lulata” ee uu qoray Dr. Georgi L. Kapchits...
Sanadka Gaalada!
Cid aan kaa xigin ha u saarin sannad-qorraxeedka miilaaddiga. Ma jiro sannad ay leedahay gaaladu, balse, maadaama ay ka mid yihiin bulshooyinka carra-edeg na gula nool waxay diiradda...
Qormadani waxay si dulxaadis ah u kormaraysaa buugga la yiraa “Arxangoys” ee uu dhigay abwaan Xasan C. Calasow “Shiribmaal” kuna saabsan jirrada Covid-19 ee noqotay aafadii qarniga. Gugii 2022 ayey...
Siday u dhacday sideedguuradii Laashin
Habeenkii khamiista oo ku beegnayd 01/09/2022 ayaa waxaa madal ballaadhan oo lagu martiqaaday aqoonyahannada soomaaliyeed ee magaca ku leh, aqoonta Afka dhaqanka iyo suugaanta, sidoo...