suugaan

Gorfeynta buugga “ISHA CUMAR KA LULATA” W.Q. Caliqeyr M. Nuur

          Waxaan qormadan ku eegi doonnaa waxtarka sheeko-dhaqameedka iyo baahida loo qabo kaydinteeda. Waxaan tiirdhexaad uga dhigan doonnaa buugga “Isha Cumar ka lulata” ee uu qoray Dr. Georgi L. Kapchits...

Sanadka Gaalada! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow (Shiribmaal)

Sanadka Gaalada! Cid aan kaa xigin ha u saarin sannad-qorraxeedka miilaaddiga. Ma jiro sannad ay leedahay gaaladu, balse, maadaama ay ka mid yihiin bulshooyinka carra-edeg na gula nool waxay diiradda...

Gorfeynta buugga ‘Arxangoys’ W.Q. Caliqeyr M. Nuur

Qormadani waxay si dulxaadis ah u kormaraysaa buugga la yiraa “Arxangoys” ee uu dhigay abwaan Xasan C. Calasow “Shiribmaal” kuna saabsan jirrada Covid-19 ee noqotay aafadii qarniga. Gugii 2022 ayey...

Siday u dhacday sideedguuradii Laashin

Siday u dhacday sideedguuradii Laashin Habeenkii khamiista oo ku beegnayd 01/09/2022 ayaa waxaa madal ballaadhan oo lagu martiqaaday aqoonyahannada soomaaliyeed ee magaca ku leh, aqoonta Afka dhaqanka iyo suugaanta, sidoo...

FALANQEYNTA BUUGGA ARXAN-GOYS| W/Q: Abwaan Maxamed Cabdi Nuur

FALANQEYNTA BUUGGA ARXAN-GOYS Magaca buugga: ARXAN-GOYS (Hindhisadii Sheydaanka) Tirada bogagga: 155 BOG Sannadka: 2022 Daabacaaddii koobaad Madbacadda: LAASHIN Qoraaga buugga laashin: Xasan Cabdulle Calasow (Shiribmaal) Waxaan nasiib u yeeshay in...

Falanqaynta dhiganaha LAABTA KASOCO:«dareen iyo garasho»

Falanqaynta dhiganaha LAABTA KASOCO:«dareen iyo garasho» Waxaa la isku raacsanyahay waxtarka iyo dheefta qoraalku uu bulshooyinka u leeyahay, waanna  sababta ogaalka(Cilmiga) iyo aqoontuba ku gaaraan jiilaalka danbe. Cali bin abii daalib...

SHAQAL CULUS iyo SHAQAL GUJAYSAN WQ; Cali M. Diini

SHAQAL CULUS iyo SHAQAL GUJAYSAN: Qabyada Shaqallada Far Soomaaliga Qore: Cali M. Diini Maarso 27, 2022       Hordhac Tan iyo markii Far Soomaaliga la hirgaliyay sannadkii 1972kii waxaa sototay dood ku saabsan qabyada Far Soomaaliga...

Wariye iyo Warbaahin Q1AAD W/Q  Yaasiin Xasan Muuse

Wariye iyo Warbaahin Q1AAD Lafa gurka  labada eray ee aan halku-dhiga uga dhigay qormadayda Runtii maaha arrin laga gayoonayo oo qormo iyo qoraal lagu soo ebyi karo, balse waxa aan...

Tacsi tiiraanyo leh, Haldoor Cabdikariin Faarax Qaarey(AUN)

Tacsi Tiiraanyo leh Eebbe haw naxariisto haldoor Cabdiraxiin Faarax Qaarey Waxa ay bahda Laashin oo isku duuban halkan tacsi uga direysaa guud ahaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan qoyskiisii, geerida...

SHEEKOOYIN