Qormooyinkii U Danbeeyay

Waddada Suubban: Q8AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q8AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q8AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!”Eebbe kor ahaaye wuxuu Qur’aankiisa kariimka ah ku yiri:  إِنَّمَا مَثَلُ الْحَيَاةِ الدُّنْيَا كَمَاءٍ أَنزَلْنَاهُ مِنَ السَّمَاءِ فَاخْتَلَطَ بِهِ نَبَاتُ الْأَرْضِ مِمَّا يَأْكُلُ النَّاسُ وَالْأَنْعَامُ حَتَّىٰ إِذَا أَخَذَتِ الْأَرْضُ زُخْرُفَهَا وَازَّيَّنَتْ

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin.

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin. Bahda mareegta laashin oo goor walba u taagan, tayeynta iyo taageerada qoraalka afka Soomaaliga, higsigooda koowaadna yahay sidii loo heli lahaa: qoraallo, hal abuur, curis iyo maanin dhammeystiran oo bulshada waxtar u leh, ayaa gugan 2017ka waxaa ay faafintooda dhammaysay mareegtu, sheekooyin taxane ahaa:Quraafaadka FaaliyahaSaaxiibkaan eersadayGaso, Ganuun iyo GasiinHorta yaa Abaal gala!Afartan sheeko

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee “Xeerka iyo Xigmadda shiribka” qormooyinkii hore ama tii noogu dambaysay waxaan kusoo qaadannay, Laashin: Macallin Xasan Maxamuud Maxamad (Macallin Xasan Filadheere) Eebbe ha u raxmadee, Macallinku wuxuu caan ka ahaa dhulka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Goballada Shabeellaha dhexe, Galgaduud, iyo Banaadir. Shiribyadiisana

YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                            YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA?Is waydiintaas waxaan ku keenay kadib markii aan arkay Umad badan oo u nasab sheeganayso halka ay ku dhasheen oo ay ku midab yihiin, balse dhaqan ahaan iyo qaab nololeedka umaddooda aan aaminsanayn ama aaminsan xaalad nololeed oo aan u qalmin in lagu noolaado.Hadaba is waydinta koowaad waxay

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 46aad                                        1- Yeysan ku wal wal galinin afcaasha dadkaYeysan ku wal wal galinin afcaasha dadka, waxa ugu wanaagsan ay samayn karaan ayaa ah waxa uu Alle doono  Mohamed Mutawallii Shacraawi                                       2-   Baahida iyo doorashada  Baahida waxay kaa xirtaa doorashada aad wax dooran lahayd, maxaa

Maansada: Yaacdo dhega xiran Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Maansada: Yaacdo dhega xiran Ciisoow ya’leeydii Yalka iyo dabeyshiyo Yayeentii war qaadkiyo Ii keenyey yaaruhu. Ha yeeshee, yabaalkiyo Yalanyoolka nagu dhacay Waa ammuur la yaablehe Anna yeleled faallada Aan warbixin yulyuliyee Dhug u yeelo maansada. Siyaasiyiintan yeeydaa Yamaahuur yugyugadaa Kulligood yuxuushtaa Maxay yihiin haddaa tiri Yamaanyugga silloon iyo Waa yabaro qaabdaran Wacdi loo yaboohiyo Waanada ma yeelaan Eheb

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q28AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q28AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee “Xeerka iyo Xigmadda shiribka” qormooyinkii hore ama tii noogu dambaysay waxaan kusoo qaadannay, Laashin: Macallin Xasan Maxamuud Maxamad (Macallin Xasan Filadheere) Eebbe ha u raxmadee, Macallinku wuxuu caan ka ahaa dhulka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Goballada Shabeellaha dhexe, Galgaduud, iyo Banaadir. Shiribyadiisana

DHALASHO iyo DHIMASHO! W/Q: Bashiir M. Xersi

DHALASHO iyo DHIMASHO! Dhalasho waa bilowga nolosha, dhimashona waa dhammaadka nolosha. Waa laba meerto oo midba mar la maro hadba inta kuu qoran. Qof walba maalin leh; dhalasho iyo dhimasho u dhaxayso ama ku dheehan dheef iyo dhib. Waa wareeg, meerto iyo meegaar uu ku dhexjiro qofku, uuna sina uga baxayn, ugana fakanayn. Jirid iyo jarid

Gardafuuy. W/Q: prof: Yaxye Sheekh Caamir

Gardafuuy. W/Q: prof: Yaxye Sheekh CaamirWaxaa jira meela badan oo dhulka guudkiisa ah oo loo aqoonsaday Dhaxalka Baniaadamka, taariikh heer caalami ah ( World Heritage) hayada UNISCO ayaana u xilsaaran ka warqabka iyo xafidaada goobahaa,oo kala ah kuwa dabeeciya iyo kuwa biniaadamku dhisay.wadama reer galbeed ah ayaa soo jeediyeen in Gardafuuy lagu daro, “historical monument”

Top