Qormooyin

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAY W/Q: Hassan Mudane

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAYMaxay tahay waxa ku dheerigaliyey in dowladda Turkiga ay timaado Soomaaliya? Maxay tahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya? Suurtagal ahaanshaha in jawaab maangal...

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA W/Q: Dr. Anfac Abdullahi Mohamed

FAA’IIDADA NAASNUUJINTA  Caanaha naasku waa caano laga soo saaro naaska (mammary glands) hooyada, si ay ugu quudiso ilmageeda dhashay, waana isha ugu horraysa ee cunuggu ka helo nafaqo (nutrition)...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:46AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

        Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:46AAD Mar labaad ayaa la ismacasalaameeyay. Oday Falliir ayaa qolkiisi u hoyday.  Raggi kalena guryahoodi ayay kala aadeen.Salaaddii ceshaha ka dib, muddo...

Dumarow aan xishoonno! W/D: Anab Diiriye

Dumarow aan xishoonno! Waa in bah xaawaleey shir deg deg ah iskugu timaaddaa, maadaama xishoodkii lagu yaqiin sii lumi rabo. Xishoodku rag iyo dumar waa saaran yahay, oo mid laga...

2.4 Bahda Afkii Masaaradii Hore W/Q:Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Siciid (Suldaan Garyare)

2.4 Bahda Afkii Masaaradii Hore(Ancient Egyptian)) Afkii ay ku hadli jireen Masaaradii Hore waxa uu ka mid ahaa qoyska afafka ee loo yaqaan Xemitic-Semitig (Afro-Asiatic). Sida la ogyahay afka Masaaridii...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:45AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:45AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!      Shuushuumow shibiliqsi! Qorihi ayaa durbadiiba ka soo dhexgalay oo yiri,” Shuush ku gal! Xaa shuushaaminna meesha keenay? Adigu mugwalba waxaad jeebka kala soo...

Kalgacaylkii Kureynimada Q2AAD W/Q:Cabdisalaam Saciid Xaaji

Kalgacaylkii Kureynimada Q2AAD  Markaan arkay in xaalkaygu culus yahay ee aan la wadaagey Jaalkayga ayaan isku afgaraney inaan dhambaal u diro isaga ayaanan ugu dhiibey, kaddibna wuu u geeyey wuxuuna ...

2.4 Afafka bahda Chadic W/Q:Dr. Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Siciid (Suldaan Garyare)

2.4 Afafka bahda Chadic Afafka loo yaqaan Chadic ayaa ah afaf ka kooban boqol iyo soddon iyo afar (134) kana mid ah bahweynta afeed ee Xemitic-Semitig (Afro-Asiatic). Afafkan ayaa lagaga...

Madaxweyne Maxammad Siyaad Barre, Cumar Carte Ghaalib iyo “Somaliland”

Madaxweyne Maxammad Siyaad Barre, Cumar Carte Ghaalib iyo “Somaliland” Sanadaha 1986-88 waxaan ahaa danjiraha Soomaaliya ee Sweden, Danimark, Norway iyo Finland, oo fadhigaygu wuxuu ahaa Stockholm. Waxaa maalin taleefan igula soo...

SHEEKOOYIN