Curis articles

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q53AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q53AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q53AAD Waxaa weli lagu dhex jiraa dooddii dacwada, kolkuu Avv. Cosoboow dhammeeyay weydiimaha su’aalaha marqaatiga, ayaa waxaa hadalkii qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda isagoo leh: Xeer ilaalinta Wax su’aalo kale ood weydiineyso Xaajiyo Faadumo?Xeer ilaaliyaha: Maya, Guddoomiye.Guddoomiyaha Maxkamadda: Xaaji Faadumo, Waad fasaxan tahay.Guddoomiyaha Maxkamadda: Wax kale maad heysaan oo

Tusmada Dowladda: W/D: Halabuur Ciise Xaashi Xayle

Tusmada Dowladda: W/D: Halabuur Ciise Xaashi XayleWaa talo ku socota Dowladda: kana kooban Shan qodod, iyo gabay koobsanaya tusmooyin meel dheer oo si guud Dowladda u la hadlaya gaar ahaan Madaxweynaha Qaranka.(1). Dowladdu ha samayso xeerar kala haga awoodldaha xukuumadda iyo dhammaan madaxda dowladda. Mar kasto oo qalad dhaco xukuumadda dhexdeeda ah , waa in

MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA? (Sheeko gaaban) Qaybta 2aad

                MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA?                                       (Sheeko gaaban)Qaybta 2aad Gabar wanaagsan oo danta ay leedahay garanaysa ayey ahayd Safiyo, ma ahayn in ay doonaysay ama danteeda ay u aragtay qarashaadka yar uu siinayay ee waxay ahayd mid si dhab ah u jeclaatay lana fahantay duruufta ku riixaysa in uu codsdiyada nuucan ah dhiibto, wayna

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 43aad                                                          1-Qabiilka kaliyaQabiilka kaliya ee uusan qofku baddali karin waa calafkiisa, sidaa darteed calafkaaga ayaa tahay ee ma tihid cidda aad sheegatid, aniga laba sifoba waan kugu sifayn lahaa, calafkaaga oo tilmaan u noqon karo heerkaaga nolosha iyo ficilkaaga oo tarjumaad u ah

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q11AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q11AAD Shariifka waa garayay in Daahir aad uga carooday hadaladiisa ,wuxuuna ku yiri”Daahir ina keen waa kaa iridka laga baxo gurigeena ,waxaansa ilaahey innooga baryayaa in uu na soo haddaayeeyo dhamaanteen, isugu kayn keenana wanaag”.Daahir iridka ayuu ka baxay isagoo aamusan,kana aanan jawaabin hadalki u danbeeyay ee Shariif axmed, wuxuuna aaday gurigiisa

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q52AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q52AAD Siddii lagu ballamay waxaa la isugu yimid hoolkii maxkamadda ee lagu ballamay in ay dacwaddii ka sii socoto . Waxaa wali ku soo qulqulaaya hoolka dadweyne ka badan fadhigii hore, ayagoo danaynaaya una hanqal taagaya hab gabagabeenta dacwaddaan baryahaan danbe qabsatay hadal haynta magaalada.Waxaa hoolka dacwadda

MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA? (Sheeko gaaban) Qaybta 1aad

                MASHAQO IYO MASKIIN MAXAA KALA HAYSTA?                                       (Sheeko gaaban)Qaybta 1aadIimaan wuxuu ahaa mid waligiis dagaal kula jiray Faqri oo marba dhinac ay dabeesha damaca wadata ula liici jirtay, micnaha ayaa ah in marba meesha uu is lahaa waad ka ceeshi kartaa ayuu culayskiisa oo dhan isugu keeni jiray.Iimaan lama dhalan wax caruur ah kaligiis

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 42aad                                                          1  Xusuusta DadkaXusuusta dadka waxaa saameyn ku yeesha mar walba ficilka ama Dareenka aad dareesiisida wanaag iyo xumaanba, ma ahan waxa ay dadka qiimeeyaan qiimaha Qaninimo ama Faqrinimo, ee waa afcaashaada iyo sida aad wax u dareensiiso.Hubaal waxaa ah in qofku

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q51AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q51AAD Mudanayaal, Innagoo fiiriheyno shuruucda dalka u degsan, iyo ilaalinta xaqa nafsadda muwaadinka, iyo xuquuqda guud ee muwaadinka sida ku cad xeerka ciqaabta. Waxaan maxkamadda sharafta leh ka codsaneynaa in eedeysanayaashaan lagu qaado ciqaabta ay mudan yihiin taas oo ah, in maxkamaddu ku xukunto Dil toogasho ah,

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 41aad                                                                  1  DADAALQofka dadaalka badan mar walba wuu ka horeeyaa kan aan dadaalin ama aananba isku dayin in uu dadaalo, nolosha sideedaba waa Tartan ka dhaxeeyo noolaha oo dhan, qof walbana waa in uu dadaal muujiyaa si uu u gaaro Hadafka uu tiigasanayo.Dadaalka

Top