Qoraallo

Barakadii Bandhigga Buugaagta Muqdisho (MBF2016) W/Q: Xamdi Cismaan Xuseyn

Barakadii Bandhigga Buugaagta Muqdisho (MBF2016) --------------------------------------------------------------------- Waxay ii ahayd subax iiga duwan subaxyada kale. Ma garanayo waxa aan ku tilmaamo dareenkeyga siduu ahaa, iyo hilawga aan u qabay ka qeybgalka iyo...

Nashada Jimcaha Maad iyo Madadaalo W/Q. Prof Yaxye sheekh Caamir

NASASHADA JIMCAHA A—Malaay weeyn iyo mid yar ayaa badda ku wada dabaalanayay,kii yaraa ayaa wuxuu arkay hilib yar oo biyaha dhax sabeeynaya,waana ku leexday si uu u soo qabsado. Kii...

Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah.

  Ilaahay الله Wuxuu Toddoba Goor Lacnaday laba Qabiil oo Carabta ah ee Bakr bin Waa'il بكر بن وائل iyo Tamiim bin Marrتميم بن مر   كتاب مجمع الزوائد ومنبع الفوائد -...

GUURKA HALA BADSHO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

GUURKA HALA BADSHO. Inaga oo ku nool duni waayadan dambe inta is furta ee qoyskoodu burburo iyo inta is guursata ee qoys dhista ay xisaab ahaan isla eg yihiin haddaaba...

TUFTA & TAHLIISHA Haaya Tafaraaruqaa Tirmaahe! W/Q:- Maxamed Cumar Ugaas Muxumed

TUFTA & TAHLIISHA Haaya Tafaraaruqaa Tirmaahe! Xaqiijinta Heer ka gaaridda Horumarka Ummadda waxaay ku xerantahay hadba siyaasaddaha cadcad ee loo dajiyo in lagu hago dhallinyarada ama jiilka soo koraayo ee dalka,...

GABAY MISE GARAB- DAAR W/Q:Cabdullaahi Shire Yuusuf.

GABAY MISE GARAB-DAAR Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa...

TAARIIKHDA BAANANKA ISLAAMKA IYO QAABKA AY U SHAQEEYAAN W/Q: Axmed Maxamuud Guure.

TAARIIKHDA BAANANKA ISLAAMKA IYO QAABKA AY U SHAQEEYAN Waxyaabaha ka xaaranta ah maalgashiga Islaamka: Ribada ( riba) Ghararka ama qararka ( uncertainty) Maysirka (gambling ) Taariikhda baananka Islaamka iyo maalgashiga Taariikh ahaan...

Qorsheynta Qoyska W/Q Farax Sakhaawe

Qorsheynta Qoyska Cilmi waa wiil tobban jir ah, kuna dhashay oo ku nool dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaala madaxda Muqdisho. Cilmi reerkiisu waxey degganyihiin degmada Cabdicasiis. Waa arday dhigta dugsi...

U XOOGSO INTAANEY XILAHAAGA NOQON W/Q: Mahdi Mohamud Abdi

U XOOGSO INTAANEY XILAHAAGA NOQON! Dhallinta maanta intooda badan waa kuwo Guurka ku degdega iyagoon fahansaneyn macnaha dhabta ah uu xambaarsan yahay guurku. Maanta Dhallinta kuwooda Labka ah (Rag) intooda...

SHEEKOOYIN