Tifaftiraha

481 articles

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 20-AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 20-AAD. Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: ”Hooyo" waa guurow in yar oo kooban ka iftiiminaya milgaha hooyo leedahay, maadaama aysan jirin qof wada tilmaami karta...

ISMOOG W/Q:- Saynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

ISMOOG Mar waxay korayaan fadhiga dushiisa, mar waxay ku boodayaan kursiga, marna daaqadda gaaban ayey u cirbadhiibsanayaan. Waxay farxadda u wareejinayaan sida ay marwaxaddu u wareejiso hawada. Waa...

IS ROGROGIDDA WAAYAHA W/Q: Cabdikariin Cabdulle Culusow ”Ugaas Jallaato”

IS ROGROGIDDA WAAYAHA Liibaan waxa uu ahaa wiil dhallinyaraa oo hooyo koris ah, aabbihiis kuma soo gaarin ifka waxa ka weyneyd Caa'isho oo ay isku mar ay ku geeriyoodeen...

SUMADAHA QORAALKA Q4-AAD W/Q:- Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

SUMADAHA QORAALKA Q4-AAD ASTAANTA DABARKA (:) LABA DHIBCOOD Astaan guud ahaan waxa loo yaqaannaa: ”Laba dhibcood" afka qalaad ama ingiriiskana waxa lagu yiraahdaa: (COLON) halka afka carabigana lagu yiraahdo:...

Caloolyoow! Q-6AAD W/Q:- Cabdishakuur Jaamac Cali

Caloolyoow! Q-6AAD Yaxye isaga oo la yaabban waxa kulmiyey Khadiijo iyo Sureer ayuu habeenkii wacay Khadiijo bal si uu arrintan uga war helo, balse, Khadiijo kama qaban taleefanka oo...

Xuruufta Jacaylka W/Q:- Saynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

Xuruufta Jacaylka Himhimmowga mugdiga habeenkoo soo galay ayey Hani u soo baxday jardiinka gurigooda hortiisa ah. Mugdiga sii xoogaysanaya waxaa garab socday, neecow-raxmadeed dubka xanatayneysa, hawadoo qabow iyo shanqartoo...

Caloolyoow! Q-5AAD W/Q: Cabdishakuur Jaamac Cali

Caloolyoow! Q-5AAD Ducaale iyo Umulkheyr jacayl mug leh ayey isku qaadeen, dhammaan dugsigii waa laga ogaadey, wey is gargaaraan oo kooda ka baaqda casharrada kan kale ayaa usii qora,...

KEDISKII I KADEEDAY Q-3AAD W/Q:- Cabdikariin Cabdulle (Ugaas Jallaato)

KEDISKII I KADEEDAY Q-3AAD Arooskii ayaan tagay wax la boodboodo oo la baashaalo kursi ayaan salka la helay, markii aan saa u fadhiistay wallaalkey ayaa i soo kor istaagay...

Caloolyoow Q-4AAD W/Q:- Cabdishakuur Jaamac Cali

Caloolyoow Q-4AAD Dhowr bilood oo uu xanuunsanaa, xaalkiisuna ahaaa "Haddii cudur la waayo oo caafimaad la helo; cudur wuxuu agyaallaa qofka waayeelka ah" , saaka ayuu naf baxay Cumar...

KEDISKII I KADEEDAY Q-2AAD W/Q:- Cabdikariin Cabdulle (Ugaas Jallaato)

KEDISKII I KADEEDAY Q-2AAD Tooxoow oo aad ula dhacsan quruxda iyo dabeecadda Alle iskugu daray iyo degganaanshaheeda iyo sida ay hadalka u heli ogtahay ee hoosta iskala hadlaayo,...

SHEEKOOYIN