Higso Horumarkaaga!
Waxaan shaki ku jirin, in qof kasta uu leeyahay awoodo ka la duwan, oo u suuragelinaysa, in uu hawlgeliyo kartidiisa, kana miradhaliyo maskaxdiisa; si uu cagta u saaro...
Maxaa ii geeyey Naagtaas!
Saaxiibtiis ma aysan doonayn in saaxiibkeed ay haweeney kale la wadaagto macaan uu qabo dartiis, markaas ayey garatay in ay aaddo Saaxiriinta wax sheegta, si ay...
Riyadii Rumawday
----------------------
Waxaan hurdada ka soo toosay aroortii, aniga oo aaad u faraxsan, misna dhoolla-cadeynaya. Waxaa aad ii la yaabtay saaxiibtey oo aan hal qol wada dagnayn, maadaama uu imtixaan...
Rajadii rumowday
Hooyo maryan waxa ay hooyo iyo aabe u tahay sadax caruura oo ay dhashay kuwaa oo aabahood ku dhintay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Saddaxdan wiil...
Waqtigeenini wacanaa inagaa walaacinnay
Halka uu hiigsiga nololeed kuu hogaamiyo ayaa ah meesha aad sidoo kale ka heleyso wehelka buuxinaya baahida naftu dareemayso. Aragtidii iigu horeeyay ee aan arko waxa...
Maalinki aan beenta sheegay
Maalin ayaa aniga iyo nin saaxiibkeey ah waxaan raacnay nin dallaal ah oo kala iibiyo dukaamada. Goobtu waa magaalada Cape town waddanka koofur afrika. Ninka dallaalka...