Habalaha iyo habeennada arooska!
Badanaa, xafladaha arooska waxaa la qabtaa habeenka ey axaddu soo galeyso. Toddobaad ka hor inta aan la gaarin habeenka arooska, ayaa na loo soo DIGAA, oo...
REER AW-QATAATO QADDIYADDOODU WAA MID.
Runta ninna kama nixiso, waxaa la gaaray xilliga aan middeyn lahaa qoyskeyga, magaceyga iyo muunaddeydana aan dib usoo nooleyn lahaa”! Aw-qataato oo is ciilkaambinayo ayaa...
Geela iy Geeska Afrika Q2AAD
Geelluhu muxuu dheeryahay Geel laawaha?
Ninka Geela leh
Mudanaha geela leh wuxuu ahaa nin haysta ama heli kara waxkastoo ninka aan geela lahayn uusan haysan...
Inankii cabbursanaa!
Goor aan sidaa u fogeyn ayuu Iswiidhan yimid. Iskoolka ayaan is la dhigannaa, walise ma wada hadlin. Sida qaabkiisa ka muuqata ma ahan qof furfuran, oo dadka soo...
KAAF IYO KALA DHEERI
15/05/1943 waxay ahayd maalin ka mid ah maalmihii ugu qaalisanaa ee shacabka soomaaliyeed soo mara, waa maalintii aan helnay 13 halyey oo hadafkoodu yahay hanashada xoriyadda...