XASIL OO ILA
GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 124aad
1-Siriqda Haweenka
Ragu dumarka mar walba waa u dabacsan yihiin xaalad walba oo markaa
lagu jiri karo.
Dareensiinta farxadda dhinacyada kala...
XASIL OO ILA GARO (XIKMADO KOOBAN)
JacylkaagU ha bato: Cafiskaaga iyo jacaylkaaguba ha bataan, aaminaaddaadu ha yaraato, sidoo kalena qaladka aad dadka ka galayso iska ilaali. Aqris iyo aamus:...
XASIL OO ILA GARO
Dumarka...
Qasab maahan in aad naag u noqoto ninkuu doono ha ahaado, ninka aad naag u noqonayso waa in uu noqdaa nin ku kaafin kara garaad...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 119aad
1-Falsameeyaha
yuusan kuu muuqan.
Waa meel aan mar walba u shaah doonto, waxaa
milkiyad u leh islaan Itoobiyaan ah, ma...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 118aad
1-Biyaha
Biyaha oo bata iyo biyaha oo
yaraadaba uma fiicno wax soo saarka.
Xikmadda ayaa ah in waxa badan
aan doonayno aysan nolosheena...