Soomaalida Iyo Aragtiyohooda. Adduunyada kolka aad eegto waxa inta badan ka jira wax loo yaqaanno “xorriyadda hadalka” inkastoo waddamada qaar ay ka socdaan olole lagu cabburiyo fekerka iyo aragtiyaha dadka...
Caafimaadka taranka hooyada iyo dhallaanka Haddaad rabto inaad eegto bulsho si guud xaalkooda cafimaad waxaad ka eegtaa tilmaamaha unuggu iyo halka ay ka soo tarmaaan, adeegga cafimaad ay heli karaan...
ADAABTA KULAMMADA GANACSIGA Sumcadda ama sharafta ganacsiga waxaa lagu dhisaa ama lagu dumiyaa sida uu qofku u dhaqmo marka uu ka qeybgalayo shir ama kulan ganacsi. In kastoo shirkad kasta...