Magaaladaydii Baan Nacay:
Magaalada Gaalkacyo ah, qof damiir leh oo og in lagu jiro qarnigii 21-aad kuma noolaan karo, qof og adduunku meeshuu marayo iyo horumarka ay gaareen dadyowga caalamku...
Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 9aad.
Say tiri 202 aa! Ma qolkayga? Hadda garatay qofka aan ujeedo inay iyada tahay filanwaa ayayse ku noqotay mar way kacdaa marna way fariisataa mar...
DADKA IYO SAAMAYNTOODA
Waa qasab in dadka noloshaada ku hareeraysan ay dhinac u bataan wanaag iyo xumaan marka laga hadlayo, balse, taas ma ahan midda macnaha badan suubinayso, waxa...
Sooyaalkii iyo Sanadguuradii 2AAD ee Mareegta Laashin.
Waa arrin soo jireena in wax weliba maalin curtaan ama la hirgeliyo, balse waxaa jirta curashada ka hor waxaa jira dedaal iyo diyaar...
Qalin jebisaye maxaa xigey?
Sida caadiga ah Ardaygu marka uu ku jiro waxbarashada qaasatan tacliinta sare had iyo jeer wuxuu maanka ku hayaa ama maskaxdiisa ka guuxeysa fikaradda ah qalijebin...