Qoraallo

Toddobaadka Afka Hooyo W/Q Cabdulqaadir Cali Axmed

Toddobaadka Afka Hooyo In kasta, oo aanan ahayn, qof afka, erayga iyo suugaanta ehel u ah, haddana, waxaan soo gudbinayaa, aragtidayda gaaban, ee ku aaddan xuska loo sameynayo qoraalka farta....

Argagixisanimo W/q:Cabdikariim xuseen

  Argagixisanimo Hordhac Dhammaadkii dagaalkii qaboobaa iyo burburkii midawgii soofeet kadib waxa dunidu ku habsaday dheelli awoodeed, oo fursad siisay Maraykanka iyo xulafadiisa si ay dunida ugu fallaadaan; Kaadhadhka ay adeegsadaan waxa...

Shacabkii la dulleystay ! W/Q Bashiir Dhoore

  Shacabkii la dulleystay ! Hadda ka hor ayaa laba madaxweyne oo midna Reer Galbeed yahay kan kalana Afrikaan yahay ayaa iyaga oo meel maqaaxi ah ku caweynaaya waxaa meel aan...

Xariirka Bulshada iyo Hoggaamiyahooda W/Q: Sagal Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”

  XARIIRKA BULSHADA & HOGGAAMIYAHOODA Dhirta baxda waxay u qeybsantaa xidid iyo jirrid, Xididku ma muuqdo oo carrada ayuu ka hooseeyaa, balse, la'aantiis geedku ma sii noolaanayo. Jiridana waxay isku xirtaa...

Gobdoonna ma Galbaday? W/Q: Saki Cali Gurey​

Gobdoonna ma Galbaday?   “Waa ayaanba ayaan Duni aakhir sabaan Ninna aanu lahaan Dhabna looga idlaan!”   Waayadii u danbeeyay ummadda Soomaaliyeed, waxaa hareeyay tiiraanyo iyo murago ay ku reebaysay mar kasta, geerida sidii tusbax go’ay...

Gu’yaashii Gobdoon (AUN) W/D: Yusuf Garaad

Gu’yaashii Gobdoon (AUN)   Cabdi Xaaji Gobdon oo xalay ku geeriyooday Muqdisho, Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Macallin sannadihii kontomaadkii inta aanuu ku biirin Radio Muqdisho billowgii lixdanaadkii. Cabdi Xaaji Gobdon wuxuu...

Tacsi: Cabdi Xaaji Gobdoon oo geeriyooday

Cabdi Xaaji Gobdoon, Alle ha u naxariistee, oo ahaa qabiir Saxaafadeed, ruugcaddaa warbaahin iyo waaya arag wartabineed, muddo dheerna ka soo shaqeeyay Warbaahinta Soomaaliyeed, ayaa xalay saqdii dhexe ku...

Hannaanxumo mise hoggaanxumo?! Q2AAD W/Q: Mohamed Abdirizak Farah (Irbad)

Hannaanxumo mise hoggaanxumo?! Q2AAD Maxaa lagu gartaa hoggaamiyaha wanaagsan, diinta islaamkuna maxay ka tiri?   Marka laga hadlayo hoggaanka fiican ama hoggaamiye fiican, waxaa , in ay maskaxdeenna ku soo dhacdo, su’aasha...

Barfasoor! W/Q: Bashiir M. Xersi

Barfasoor!   “Waxaan ahay Barfasoor!” anoo leh, ayey i maqashayey ayeeydey Maka. Markaa baan ka soo laabtay Galbeedka, oo ah, markii iigu horraysay, ee aan dhulkii ku noqdo. In kasta, oo aanan...

Weerarka waxaa u wehel ah wareer! W/Q: Ramla Gobdoon

Weerarka waxaa u wehel ah wareer!   Dunidan aan ku noolnahay, ugub ku ma ahan, in weerar lagu qaado goob ey dad badani joogaan, is la markaana uu ka dhasho, qasaaro...

SHEEKOOYIN