Qormooyin

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.131-135aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Raage wuxuu soo kacay goor dambe oo ku dhow 10 subaxnimo, Yaasmiin ayaa waydiisay sababta uu telefoonka uga saaray fiilada, wuxuu u sheegay inuu diidaayay in hurdada laga qashqashaado,...

Nin Aabbe ma noqdo!!

Nin Aabbe ma noqdo!! Akhirstoow, ma la yaabtay cinwaanka qormadayda? Malaha way isu kaa diidday oo waad is qabadsiin wayday weedhan oranaysa “Nin Aabbe ma noqdo”. Oo haddaa ma Naag...

Booqashada Obama ee Kenya Finalkii Koobka Aduunka miyaa?

Booqashada Obama ee Kenya Finalkii Koobka Aduunka miyaa? Waxey uga dhigantahay dadka reer Keenya, iney martigalinayaan koobka kubbadda cagta adduunka, kaas oo socon doona 25-ka ilaa 26-ka julaay. Waxaa qofkasta oo...

Macallinkayga wanaagsanaa!‏ WQ: Ramla Gobdoon

Macallinkayga wanaagsanaa!‏ Waxaan moodayay, in iskoolkayga cusub uu la mid yahay, kuwii aan soo dhigtay, macallimiintuna ey waxba is dhaamin. Waxey wax walba ii kala soocmeen, subixii u horreeyay...

Sirdoonka Dahsoon! W/Q; Cabdiraxiin H. Galayr

Sirdoonka Dahsoon!   Sirdoon, ugu horreyn bal eraygan aynu qeexno  oo qaabinno, inteynaan xogihiisa kale ee muhiimka ah u gelin. Sirdoonka ama Nabadsugiddu, waa Hay’ad dowliya, oo ka masuul ah, ilaalinta, uruurinta...

BAQDINTA IYO GAAJADA: CADAWYADA SOOMAALIDA

BAQDINTA IYO GAAJADA: CADAWYADA SOOMAALIDA Sida ku cadba natiijada sahanka qiyaasta shacabka Soomaaliyeed, ee uu faafiyey wasiirka Qorsheynta Caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ceynte, 10% shacabka Soomaaliyeed...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.126-130aad W/Q. Ahmed Hayow

Yaasmiin markay albaabka soo garaacday, waxaa ka furtay Layla, ayadoo aan waxba waydiin ayay gudaha gashay, Layla waxay ka carootay qaabka ay Yaasmiin guriga u soo gashay waxay ku...

Xadaaradihi la soo maray Q.1aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Markaad dib u fiiriso isbedelada Ummadda Soomaaliyeed ay soo martay, waxaa kuu muuqanaayo inuu jiro isbedel weyn oo saameyn ku yeeshay. Waxaa la soo maray xadaarado kala duman markaan mid...

Labo XAASLE waa labo XANIYOOD! W/Q: Bashiir M. Xersi

Labo XAASLE waa labo XANIYOOD!   “Labo XAASLE, waa labo XANIYOOD!” waa aragtida guud, ee bulshadeennu qabto badi, haddii aysan dhami ahayn. Ewel guurka ayey eheed, oo xilliyo kala duwan la...

GAADIIDKA NOLOSHA. Qore : Mohamed Musa Shiikh Noor

GAADIIDKA NOLOSHA Tilmaanta laga baxshay Nolosha waa mid fara badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin, qaar baa Nolosha ku tilmaamay sida Bus la saaran yahay oo kale, qaarna...

SHEEKOOYIN