MAGACAY?
Halabuur (fiction)
Qore: Cali M. Diini
Waxa ay ahayd maalin ka mid ah maalmaha muudhkaygu (mood) hurdo ama aan iraahdo maalmaha aanan kala sheegi karin waxa aan ku sugan ahay iyo...
GUBISTII BUUGTEYDAÂ WAXAA QORAY MAXAMED D. CIISE
3
Gaarigu meel uu ii wado ma garan karo, jihada loo socdana ma qiyaasi karo oo indhaha ayaa la iga xiray. Socod kaddib...
ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW (LEENTO)
"Waajib adiga kuu yaal dadyahow, U.N. ha u dirane
Is la yaaba gobi waa middii, yac is tiraahdaaye".
Barre Maxamed Fiidoow oo Leento lagu naanayso waa...
QARAW
Sheeko Gaaban
Xalay aniga oo lugaynaya jidkuna xoogaa mugdi yahay ayaan arkay nin jidka dhiciisa meesha dadku maraan jeegajeego u jiifa waan ku soo leexday mise waa nin aan Facebook...