SOOYAAL/TAARIIKH

DHAMBAALADDII CABDULLAAHI CIISE (1)

  DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (2) Warqaddan furani waxa ay ka mid ahayd warqado iyo qoraallo isdabajoog ahaa oo Cabdullaahi Ciise Maxamuud qoray berigii uu New York u joogay qaddiyadda gobonnimada Soomaaliya....

SHAQAL CULUS iyo SHAQAL GUJAYSAN WQ; Cali M. Diini

SHAQAL CULUS iyo SHAQAL GUJAYSAN: Qabyada Shaqallada Far Soomaaliga Qore: Cali M. Diini Maarso 27, 2022       Hordhac Tan iyo markii Far Soomaaliga la hirgaliyay sannadkii 1972kii waxaa sototay dood ku saabsan qabyada Far Soomaaliga...

DAGAALKII ISANDILWAANA: (22-dii Jannaayo 1879-kii)

" Ma garan karo siday wax u dhaceen, rag aad u badan baan maydkooda uga soo tegay halkaas (ISANDILWAANA)" Gen. Lord Chelmsford, taliyihii ciidanka Ingiriiska ee Zululand. Macrakada...

Taariikhda Jiim Sheekh Muumin | W.Q: Ibraahin-Nolosha

Dal waliba waxa uu leeyahay halyeeyo faneed oo darajadaas ku gaara dadaal iyo karti dheeraad ah. Go'aanka ku biirista iyo xulashada waaxyaha kala duwan ee fanku waa mid aad...

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY| W/Q: Cali M. Diini

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY Toddobaadkaan bahda qalinleyda Laashin waxa ay xusayaan toddobaguuradii aasaaskii mareegta iyo madbacadda Laashin. Waa toddoba gu’ oo Laashin ay guul ku geeraarayso. Aasaaskii Laashin...

ANIGA IYO MUQDISHO Q-3AAD W/Q: Cali M. Diini

"Daarihii burburay shalay Waxa maanta kaga daran Iimaan darnaantiyo Nabaad-guurka diintiyo Kaga dhacay damiirkoo Dal waxaan ku noolahay Saddexdii dalaaqood Lagu furay dadnimadii."

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) WQ; Cali M. Diini

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) Ha yeeshee, muddo yar ka dib waxa aan ku baraarugay xaqiiqda dhabta ah iyo waayaha runta ah ee ay Muqdisho iyo dadkeedu dhexjibaaxayaan. Bartay oo arkay...

ANIGA IYO MUQDISHO WQ; Cali M. Diini

Waxaa subaxaas haddii uu i arki lahaa igu qosli lahaa Ibnu Batuuta oo Muqdisho iiga soo horreeyay in ku dhow 700 oo sannadood.

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University Waxa ay ahayd madal mug iyo mudnaan leh oo kulmisay indheergarad, aqoonbaarayaal, qorayaal iyo dhiganayaal badan. Madasha waxaa agaasinkeeda iyo maamulisteeba lahaa Mac'hadka Daaraaska Afrika ee...

JOOJI DIBUDHIGASHADA

Jooji dibudhigashada   Saaka markii aad soo kacday qorshihii aad u soo kacday ma fulisay? Mise qorshe la'aan baad iska soo kacday ka dib na magaalka ayaad iska gashay? Caawa markii...

SHEEKOOYIN