suugaan

MIRIAM MAKEBA; ‘MAMA AFRIKA’ Cabdinaasir Xiddig

MIRIAM MAKEBA; MAMA AFRIKA "Gabdhaheennu waa hooyooyinka soo socda ee bulshadeenna, waana la-gama-maarmaan in aan ku dadaalno wanaajintooda" "Waxaan ilaashaday dhaqankayga, qofnimadayda iyo muusiggayga, markaas baan noqday astaanta iyo tusaalaha afrikaannimada" "Waxaan...

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? W/Q:Maamo Dahabo Xasan Guure

Guumays mise gashaanti loo han waynwaynyahay ? "Guumays" waa erayga kaliya ee aan oran karo waa hubka loo adeegsado gabdhaha ee gumaada isagoon dhibic dhiiga ka keenin korkeeda. Ha beensan...

Waan hadli kari waayey! W/Q Maxamed Haybe Axmed

Waan hadli kari waayey! Maalin maalmaha ka mid ah, ayaa soo raacey bas u baxa Xaafadda Sheeddaha ee magaaladda Hargeysa. Duhur ayaa lagu dhuftey. Waa xilli dadku soo wada rawaxaan....

Ka daa ha taabanin Nabarka Caashaqa! W/Q Yaasiin Xasan Muuse

Ka daa ha taabanin Nabarka Caashaqa! Waa xilli galab ah ammintu waa horraanta hilaaddi 2005,waxa aan si lama filaan  ah  ugu kulanay mid ka mid ah Abwaannada Soomaaliyeed ee aadka...

Dabbaaldegii toddobaguuradii Laashin(Dhaqan iyo Dhigaal)

Toddoba guuradii Laashin Waxaa gu’ kasta la qabanayey marka uu dabshid dhammaado, dabbaaldega amminta ka soo wareegtay  dhagaxdhigii iyo aas aaska Laashin. Laashin waxa la aas aasay 01.9. 2014ka, waxaa...

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY| W/Q: Cali M. Diini

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY Toddobaadkaan bahda qalinleyda Laashin waxa ay xusayaan toddobaguuradii aasaaskii mareegta iyo madbacadda Laashin. Waa toddoba gu’ oo Laashin ay guul ku geeraarayso. Aasaaskii Laashin...

ANIGA IYO MUQDISHO Q-3AAD W/Q: Cali M. Diini

"Daarihii burburay shalay Waxa maanta kaga daran Iimaan darnaantiyo Nabaad-guurka diintiyo Kaga dhacay damiirkoo Dal waxaan ku noolahay Saddexdii dalaaqood Lagu furay dadnimadii."

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University Waxa ay ahayd madal mug iyo mudnaan leh oo kulmisay indheergarad, aqoonbaarayaal, qorayaal iyo dhiganayaal badan. Madasha waxaa agaasinkeeda iyo maamulisteeba lahaa Mac'hadka Daaraaska Afrika ee...

Cidleeyaha Casriga ah! W/Q: Dayax Axmed Iley

CIDLEEYAHA CASRIGA AH! Dayax Axmed Iley Malintii aan bartay, tan iyo hadda oo aan laba curruur ah u dhalay, anigu marna maan xiisayn ee waxaan u qaaday dareen jacayl oo dhab...

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL W/Q: Cali M. Diini

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...

SHEEKOOYIN