Qoraallo

Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q2aad Qore:Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q2aad Taariikhda dhigidda afka soomaalida Afku waa dariiqa uu dadku iskula xiriiro oo fikradaha isugu gudbiyo. Waana hubka wax la isku baro oo dugsiyada wax looga...

Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q1aad Qore:Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Q1aad   Kacaanka 21ka Oktoobar 1969 Madaxweynaha Soomaaliya Maxammad Siyaad Barre (Oktoobar 1969/Jannaayo 1991) Waxaa soomaalida soo maray sanooyinkaan dambe, laga bilaabo kun sagaal boqol kow iyo...

ABYAN KU DAYASHO AYEY MUDANTAHAY. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

 ABYAN KU DAYASHO AYEY MUDANTAHAY Waxey la mid tahay kumanaanka qaxootiga ah ee maalin walba lagu dhibaateeyo Xeryaha qaxootiga ama goobaha xariga loogu gaysto dadka magangalyo doonka ah, magaceed waa...

XEERKA QOYSKA EE 1975 – Qaybta 2aad. W/Q: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

  XEERKA QOYSKA EE 1975 – Qaybta 2aad Qodobka Koowaad. - Qodobka soshaalka ah ee xadidaad la xadidayo ragga iyo guurarka iyo cadaalad darrada dumarka ku dhacayso , waxyaalahaan maanta la...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISO LEH) Qore: Mohamed Musa Sh Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 7aad Wiilka celintiisana aan hadda lagu dag dagi Karin maadaama Xaaji Ciise uu Wiilka aad u jecelyahay wiilna uu ka dhigtay iyadana ay go’aansatay in sidii ay...

ILA TALI WALAAL, BY Mohamed Musa Sh Noor

  MA SAAXIIBTAY BAAN AAMINAA MISE NINKAYGA? Waxaan ahay xaas leh saddex caruur ah, waxaa jirto gabar asxaabtayda ka mid ah oo mar walba iman jirtay xaafaddayda ina caawin jirtay,...

Howlaha laga rabo dowlad inee qabato maalinta calankeeda ka hor   iyo kadib!!

  Maalinta calanka somaliyeed waa maalin saameen weyn ku leh umada somaliyeed, waa maalin astaanta calanka umada somaliyeed ka dhex muuqanayo caalamka oo idil iyadoo ruux walba oo somaliya muujinaya  ...

Qurba Joog: Qayr Mise Qasaaro? Q1AAD W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

Qurba Joog: Qayr Mise Qasaaro? Q1AAD Dalalka dunida seddaxaad, oo ah, kuwo dhaqaale iyo maamul ahaanba liita, ayaa waxaa ka haajira, oo ka hayaama, dad aad u fara badan, oo raadinaya...

Saadaasha Siiyaalka Geeska Afrika W/Q.Ahmed Hayow

  Siiyaalka Geeska Afrika Waxaan hore u soo aragnay Sooyaalka Geeska Afrika, gaar ahaan labada wadan ee Soomaliya iyo Etoobiya; oo ah laba wadan oo laga shaqeeynayay isku dheeli tirkooda. Siyaasadda qarniga...

XEERKA QOYSKA EE 1975 – Qaybta Koowaad. W/Q: Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكر الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما بعد Xeerka Qoyska ee...

SHEEKOOYIN