XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 114aad
1-Dumar iskuma roona!!!
Iyaga oo og in ay dhibtoonayso lana dhibtoonayso
masayr daran ayey inta usoo galaan waliba gurigeeda ugu...
Qaybtii 113aad
1-Saldhiga go’aankaaga.
Go'aankaaga
saldhig ha uga dhigin talada dad aysan saamayn ku yeelanayn natiijada
go'aankaaga ka dhalata.
Mar walba oo natiijada kaligaa aad wajahayso
taladeeda si fiican ugu dhug yeelo.
Mmusa
2-Awoodaada.
Awooddaada ma
garan...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 111aad
1- Riyadu waxay noqotaa hadaf.
Riyadu waxay
noqotaa hadaf la gaari karo marka ficil la raacsho, balse hadafku qorshe...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 109aad
1-Dadka qaar
Dadka qaar waa dhabta ku nool
Dadka qaarna waa wanaag ku nool
Dadka qaar waa been ku nool
Dadka qaar...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 108aad
1-Sax iyo dhab
Qoku mar walba ma saxnaado.
Qofku ma walba dhabta ma haleelo.
Qofka dhabta haleelo in uu saxan...
XASIL OO ILA GARO.
(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor
Qaybtii 105aad
1-Shantan
qof noloshaada ka fogee.
1-Qof u arka musiibadiisa imtixaan wax lagu barayo taadana u
arka cuquba aad gashay.
2- qof...