Curis

Sheekadii SODDOHO Q.12aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Xaafadda Codweyn oo laga faraxsan yahay ayay Aamina timid, waxay aragtay Raxmo iyo hooyadeed oo howsha guriga wada haaya, waxay is laheyd waxaad u tegeeysaa ayagoo kala boodsan, waxayna...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.165aad. W/Q. Ahmed Hayow

Waxay Eedo Salaado siisay Yaasmiin Jalaabiib ay isku asturto, inkastoo ay u soo bixisay midkeedi ugu cusbaa oo ay shalay dhaqday, haddana waxay Yaasmiin gashatay ayadoo aan jecleyn dhar...

Sheekadii SODDOHO Q.11aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Guriga markay ku soo laabteen Daahir iyo Baariis, waxaa loo sheegay in uu Aabe soo wacay shan jeer in ka badan, Daahir oo qolkiisa ku jira oo dharka iska...

Qurbahaa I qiimo tirey Q7AAD W/Q: Maxamed Xaaji Xasan

    Qurbahaa I qiimo tirey Q7AAD. Qolkii Fadhiga oo aannu markaas fadhinay ayaan ka kacay oo waxaan galay qolka aan deganaa ee Habaryaro I diyaarisay oo fadhiga dheega ku haya, laakiin,...

Agoonkii Hooyadii Illaaway Q1AAD W/Q C/fitaax Maxamed Xaambe

Agoonkii Hooyadii Illaaway. ODAWAA wuxuu ka soo jeedaa qoys Reer miyi ah, oo noloshoodu ku tiirsantahay, xoolaha dhaqasho waa qoys raacato ah, saddexda meesi ee xoolaadna weynuhu ugu deeqay, Geel,...

Sheekadii SODDOHO Q. 10aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Codweyn oo dadki meesha isugu yimid kala eryaysa ayuu Daahir ku yiri: "hooyo, hal mar mala hadli karaa Raxmo?" Codweyn ayaa tiri: "maxaad u sheegeeysaa Raxmo?" wuxuu ku yiri:...

YAAN AHAY? ( SHEEKO GAABAN)

YAAN AHAY? ( SHEEKO GAABAN) Safar ayaan kaga imid Dibadda, aniga oo aanan seexan xalay oo dhan ayaan usoo gudbay xaafaddayda, maalintii oo dhana sidaas ku galay Dajinta maskaxdayda, maadaama...

Taariikhdii Jankis Khaan. Q.4-5aad. W/Q. Ahmed Hayow

Isbarbardhiga Mongolia Qarnigii 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad. Taariikhdii Jankis Khaan.   Habeenkaas Tiimojeen ayaa Aabihii weeydiiyay: "Aabe waxaan maqalay inay ragga qabiilka Nozaniyan ay yihiin rag adadag oo xoogleh ee maxaa...

Sheekadii SODDOHO Q. 9aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Maalinti xigtay Daahir markuu shaqada ka soo baxay, wuxuu aaday guriga Raxmo, gaariga soo istaagay marki la maqlayna, Raxmo iyo hooyadeed way garteen in uu Daahir yahay. Codweyn waxay soo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 164aad. W/Q. Ahmed Hayow

Duhurnimo Khamiis ah ayay duushay diyaaradi siday Raage iyo Yaasmiin, markay galeen hawada Soomaaliya ayay arkeen xabado ka dhacaaya meel ku beegan magaalada Kismaayo, kadibna waxaa diyaaradi soo gaaray...

SHEEKOOYIN