Qoraallo

Falanqeynta buugga MAANA-FAAY

Falanqeynta buugga MAANA-FAAY Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN waxay xalay qabatay madal aqooneed lagu lafaguray dhiganaha caan baxay ee MAANA-FAAY oo uu qoray, qoraa: Maxamed Daahir Afrax...

DAACADNIMADA – W.T: IBRAAHIN-NOLOSHA

Nin boqor ah baa u yeeray saddex ka mid ah wasiirradiisa oo ahaa raggii ugu muhiimsanaa taliskiisa. Mid walba jawaan ayuu u dhiibay isaga oo ku amray in ay...

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin W.D: Maryan Ciise Cilmi

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin Dhigane: Gaso, Ganuun iyo Gasiin Dhigaha: Buuni Cali Jimcaale Axmed Baalasha: 219 Sanadka; 2018 Madbacaadda: Laashin.   Waa sheeko-suugaaneed curiskeedu ugub yahay, aadna la anfariiri doonto suugaanta ku dhex jirta dhiganaha...

KULA LIHI Q-12AAD| W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

KULA LIHI Q-12AAD| Galool iyo Jaalle, waa kuwaa indha waaweyn guluxgulux ka siinayo afkana gacanta wada saartay. Waxa ka yaabshay oo ay dhafoorrada u heystaan maahan wax fudud. Waxaana ka...

Bandhigga buugga: FAL IYO FALAG

Bandhigga buugga: FAL IYO FALAG Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta ee abwaan Faarax Shuuriye ayaa xalay qaab fogaan arag bandhig lagu falanqeynayo ugu qabatay buugga: FAL IYO FALAG ee uu dhigaaliyay...

GEEDKA JANNADA| W.T: Ibraahim Nolosha

Abuu Daxdaax Allaha ka raalli noqdee oo la jooga Nabiga ﷺ ayaa waxaa Rasuulka u yimid wiil yar oo agoon ah. Wiilku wuxuu ka cabanayey nin deriskiisa ah. Derbi...

KULA LIHI Q.11aad WQ Xuseen-Wadaad

KULA LIHI Q.11aad   Halkaan aan uga nasanno: ”No way iyo Alaysa kadaalika”. Inkastoo dhir xoogliyo Dhammac yaab leh lagu shido Ma dhadhaar nuglaadoo Sida dheylo Suulkiyo lagu goosto dhooshoo Hilib laga dhigtaa jira!!! M.I.Warsame "HADRAAWI" Waxaa la soo...

WAX BAAD KA TAGTAY| W.T: Ibraahim Nolosha

Wiil baa aabbihiis u kaxeeyey maqaaxi wax laga cuno. Aabbuhu waa da' socodka ayaana dhibaya. Tabar badan ma leh taas oo ay u sii dheer tahay leelleemo. Markii ay...

Danmoog| W/Q: Seynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

Danmoog! Xil iyo xoolo isbarkan ayuu jirjir ugu jiifaa. Qol laydi ah, dhererkiisuna ka weyn yahay ballaciisa ayuu gurada dambe u fadhiyaa. Qolka waxaa dhinac kasta ugu dherersan nimco-wadareed isku...

SHEEKOOYIN