Qormooyin

Gaso Ganuun, Gasiin (Q11aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q11aad)  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Hooyadi reerka ayaa ilmihi isugu yeertay, oo soo hoos dhigtay haruubki ay ku jireen qaloonki iyo xammurki yaraa ee disiq subag ah lagu iidaamay....

TAARIIKHDII DOORASHOOYINKA DALKA W/Q: Cabdinaasir Xersi Iidle

TAARIIKHDII DOORASHOOYINKA DALKA Waa Maxay Doorasho? Doorasho waa nidaam toos ah oo go’aan gaariseed kaasi oo dadweynaha ay ku dooranayaan shaqsi in uu qabto xafiis dadweyne. Doorashadu waxay ahayd hab wakiilnimo...

Dheeg iyo Roodhidii W/Q: Cabdisamad Baashe

Dheeg iyo Roodhidii. Goor danbe oo cadceeddu markaasuun sii dhacaysay ayuu badh go’ noqday oo qaadkii ka dhammaaday. Lacagtii uu haystay intii uu faladhkaa soo siistay baa ugu danbaysay. Marnaba...

XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW W/Q:- Bashiir Cali Barre

             XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW Waxaa taariikhdu markey ahayd 03-11-2016 dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Mineapolis ku geeriyooday AUN Abwaan & Qoraa marxuum Axmed Macoow Xaayoow.Macallin Xaayoow wuxuu ahaa abwaan...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                        XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 9aad Alla Hooyooy oo astaan u noqotay, Soomaalida Xabsiyada ku jirta   Alla hooyooy oo astaan u noqotay, Soomaalida Maxaabiista ah ee ku jirta xabsiyda Yurub, waxaan la...

Ha aaminin eray kastoo lagu yiraa W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

  Ha aaminin eray kastoo lagu yiraa Waxaa Ammin hore deegaan ka mid ah dhulka soomaalida ka jiray nin la yiraa Carraale oo Geesi ah, laguna yaqiin deeqsinimo,talo wanaag iyo hoggaan...

Ubad la aayatiin tiray Q2AAD W/Q: Nasra Maxamad Axmad

Ubad la aayatiin tiray Q2AAD   3 Waxaa jira QEYB KALOO waalidku moodaan, inay wax badan u qabteen, laakiin, kuwa hore ku yara dhaama daryeelka, dhibaataduse aan ku yareyn. Tusale ahaan...

Sooyaalka Cawaale iyo sifadiisa maanta W/Q: Anfac Cabdullaahi Maxamad

Sooyaalka Cawaale iyo sifadiisa maanta   Ummad waliba jiritaankeeda waxaa asal u ah, in ay leedahay summad ka soocda bulshada kale, ee dunida ku la nool, summaddaasina waxa ay tahay calan...

MAALMAHAYGII MUQDISHO; ammaanka Q3AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; ammaanka Q3AAD   Nololi waa ammaan, sida ammaanku nolol u yahay, oo nolol aan amni lahayn nolol ma ahan. Murtidu waata tiraa; “rag gogoshi waa nabad” mid kale; “geelu...

Milicsiga Noloshayda. ( Sheeko) W/Q Mohamed Musa Sh Noor

                                                          Milicsiga Noloshayda SHEEKO(Milicsiga Noloshayda) QAYBTII 7AAD W/Q Mohamed Musa Sh Noor   Waxaa meesha inooga bilowday is barasho wanaag ku salaysan oo runtii qof walba uu ku raaxaysanayay, wuxuu i waydiiyay...

SHEEKOOYIN