Ubad la aayatiin tiray Q1AAD
Marka laga hadlayo mustaqbalka ummad ama horumarkeeda, waxyaabaha ay ku dhisantahay waxaa ka mida dhalinyaradeeda ama jiilkeeda soo koraya, sidaa darteed, waxaan halkan ku xusi...
Caddaalad Darrada Four Point Five
Habka Soomaaliya maanta (2106) u yaalla Doorashada Siyaasadeed ee Guud wuxuu ku dhisan yahay waxa la yiraahdo 4.5. Afarta hore waa Hawiye, Daarood, Isaaq iyo...
Gaso Ganuun, Gasiin (Q8aad)
“Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!“
Odaygi reer Jabaq ayaa meel aan cidda ka fogeyn ciidda ka xaarxaartey. In ka yar dhudhun marki uu hoos u qoday ayaa biyo...
DHIBTII IGA GAADHAY REER AAL-SACUUD
Waxa aan la soconay gaadhi Taxi ah oo ka dhex shaqaysta caasimadda Riyad, shan qof ayaanu ku saaranahay. Soomaali ayaan wada nahay dhammaantayo, habeenkii aalaaba...
Milicsiga Noloshayda
SHEEKO(Milicsiga Noloshayda)
QAYBTII 6AAD
W/Q Mohamed Musa Sh Noor
Waxaa dhacday in maalinkii dambe aan iska salaamo, wuu iga qaaday salaanta wuxuuna ii waydiyay sida aan kusoo helay...