الحمد لله رب العالمين، والثناء لله، وصلى الله على سيدنا محمد النبي الأمي و على آله الطيبيب الطاهرين وسلم تسليما كثيرا كلما ذكر الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون، أما...
Adigu maxaad u cuni wayday qaadka?!.
Su'aashan jawaabteeda akhristow adiga ayaan kuu daayey, bal se intaanad ka jawaabin aan kula wadaago dhacdadan yar ee aniga i soo martay ammin hore.
waxay...
Milicsiga Noloshayda.
SHEEKO(Milicsiga Noloshayda)
QAYBTII 1AAD
W/Q Mohamed Musa Sh Noor
Waa galab Casir liiq ah goobtuna waa Dubai, Suuqa yar ee ay Soomaalidu ka adeegato, Jawiga waa jawi dagan...
Magaaladaydii Baan Nacay:
Magaalada Gaalkacyo ah, qof damiir leh oo og in lagu jiro qarnigii 21-aad kuma noolaan karo, qof og adduunku meeshuu marayo iyo horumarka ay gaareen dadyowga caalamku...