NOOFALKU MA AHAN MAALAAYACNI
Ayaan dhawayd waa tii ay taagnayd dood kulul oo ka dhalatay buugga: QAB iyo QUURSI, dooddaas oo aan filayo in dadka dhaliyay ay ahaayeen dad aan...
HANIBAAL MA SOOMAALI BUU AHAA?
Q2aad
Aasaaskii Qardiijiya (Carthage)
Sida aan horay u sheegnay dawladdii Qardiijiya waxa ay caan ku ahayd baayacmushtarka iyo ganacsiga qararafka ah ee reer Qardiijiya ku gaalabixin jireen...
HANIBAAL
(Q1aad)
Waxaa la qirsan yahay in Hanibaal, Julias Caesar iyo Alexander The Great ay ahaayeen saddexda Jeneraal ee mid afareeyaa uusan soo marin dunidii hore.
Inta aynaan gudagelin werinta taariikhda Hanibaal...
ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD)
Ha yeeshee, muddo yar ka dib waxa aan ku baraarugay xaqiiqda dhabta ah iyo waayaha runta ah ee ay Muqdisho iyo dadkeedu dhexjibaaxayaan. Bartay oo arkay...