SOOYAAL/TAARIIKH

FAALLO KOOBAN BUUGGA “SOMALIA: A NATION DRIVEN TO DESPAIR” by Cali M. Diini

FAALLO KOOBAN BUUGGA "SOMALIA: A NATION DRIVEN TO DESPAIR" (SOOMAALIYA: DAL JAAHWAREER LAGU AROORIYAY). Buugga waxaa qoray sannadkii 1996 qoray Danjire Maxamed Cusmaan Cumar. Qoraagu waxa dadka Soomaaliyeed ku tilmaamay ummad dabacsan...

FAALLAYN BUUGGA “THE ROAD TO ZERO: SOMALI’S SELF-DESTRUCTION” by Cali M. Diini

Buugga magacdhawgiisu yahay The Road to Zero: Somalia's Self-Destruction ee uu qoray danjire Maxamed Cusmaan Cumar waa buug aad heer sare ah oo qoraagu kaga warramayo waayihiisi nololeed muddadii...

DHULBALLAARSIGII RUUSHKA: qabsashadii Saybeeriya iyo muslimiinta bartamaha Eeshiya

DHULBALLAARSIGII RUUSHKA: qabsashadii Saybeeriya iyo muslimiinta bartamaha Eeshiya Waligaa ma iswaydiisay sababta Ruushku baaxad ahaan aad ugu waynaaday? Maxay ku dhacday in Ruushka oo aan dad ahaan wax badan ka badnayn dadka...

Sanadihii dugsiga Faarax Oomaar Q-2AAD W/Q: Maxamed Heebaan

Sanadihii dugsiga Faarax Oomaar Q-2AAD Maalin ayaa aniga oo safka hore fadhiya, ayuu Cali Xuseen, macallinkii suugaanta dhigi jiray, igu yidhi: “sabuuradda masax.”  Waan istaagay oo sabuuraddii ayaan masxaxay, kolkaas...

SOOYAALKA AUSTRALIA- SHAN (5) SHAY OO AUSTRALIA SAMAYSAY. WQ: CALI M. DIINI

SOOYAALKA AUSTRALIA- SHAN (5) SHAY OO AUSTRALIA SAMAYSAY Maanta 26 January Australia waxa ay u dabbaaldegtay maalinta qaranimadeeda. Waa maalin in badan oo Australian ahi ka horjeedaan in ay maalin qaran noqoto....

BEN CARSON Q7AAD

BEN CARSON Q7AAD Wax badan ka oran maynno Ben Carson iyo siyaasadda, waayo, muhiim inoo ma leh faa’ido badanna ka heli maynno. Kaliya waxaan xusaynaa: Ben Carson dhanka siyaasadda guul...

BEN CARSON Q6AAD

BEN CARSON Q6aad Markii uu Dugsiga sare dhammeeyay waxa uu galay galay Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Yale ee ku taal gobolka Connecticut. Yale waa Jaamacad si gaar ah loo leeyahay...

BEN CARSON Q-5AAD WQ. Cali M. DIINI

BEN CARSON Q5AAD MASKAXDAADA ADEEGSO Sidii aan hore u soo sheegnay Ben Carson hooyadiis waxa ahayd hooyo cajiib ah ayadaana sabab u ahayd in u heer sare gaaro. Ka sokow dhiirragelinta...

SHEEKOOYIN